Deg Deg Daawo Video::Dhimashada Oo maraysa 400 iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,
Waxaa weli socda gurmadka dadka wax ku noqday Tsunami ku dhufatay jasiirada Sulawesi, waxaana burbur xoogleh soo gaaray dhulka xeebta saaran. Halkan Ka Daawo Video Hirar waaweyn oo biyaha bada…
Deg Deg Daawo Video:Sarkaal SNM Ah oo yidhi’Laascaanood NInkii Qori La dhexmaraa Waa togasho’
Mid kamid Ah saraakiisha Maamulka SNM oo Maanta Kula hadlaayay Warbaahinta Magaalada laascaanood ayaa Hanjabaado kala Duwan u diray Shacabka Laascaanood iyo Beelaha Koonfurta Sool. Halkan Ka Daawo Video Taliye…
Deg Deg Daawo Video:Gabar Cusbitaalka Muqdisho Kaga Carartay Cunug Ay ku Umushay iyo Sababka Ka Danbeysa,
Haweenay Kamid ah Kuwa Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho ayaa Xalay Sax dhexe ku umushay Cusbitaalka hooyada iyo Dhalaanka ee Degmada Xamar Jajab ee magaalada muqdisho wiil. Halkan Ka…
Deg Deg Daawo Video::Sarakiisha Ciidanka Puntland Oo Ka Hadlay Dagaal ka dhacay Garoowe,Khasaare Dhimasho iyo Baabur la Gubay
Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay Weerar Ka dhacay xalay Magaalada Garoowe Weerarkaasi oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac. Halkan Ka Daawo Video Taliye Muxiyadiin oo kamid…
eg Deg Daawo Video::Qalbi Dhagax Oo Boosaaso Ka Degay iyo Hadal yaab Leh U Jeediyay,
Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Halkan Ka Daawo Video Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso waxaa kusoo…
War Deg Deg Ah Daawo sawiro::Dagaal ka Dhacay Gudaha Garoowe Xalay iyo Ciidan Badan oo ku Dhaawacmay,
nta la hubo 3 qof dhaawac ah oo mid ka mid ah tahay dumar iyo saddex gaari ayaa waxyeelo kasoo gaadhey iska hor,imaad xalay saqdhexe ku dhexmarey GAROWE Dabley hubaysan…
War Deg Deg ah Daawo ssawiro::Muuse Biixi oo Xidhay Xubno Amaanka Qalbi Dhagax Halis Gaiyay,
Ciidamada ammaanka maamulka SNM ayaa waxa ay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku xireen labo oday oo kamid ah dadka sida aadka ah looga yaqaan gobolka Togdheer iyo guud…
Deg Deg Daawo sawiro:Ciidaanka Khaatumo Oo Weerar Ku Qaaday Maleeshiyada SNM ee Tukaraq iyo Hub ay ka Furten.
Ciiidamada Khaatumo Jiida Tukaraq ee u hogaamiyo mujaahid Faysal falaalug Ayaa sheegay in dagaal dhexmaray ciidamada Somaliland iyo iyaga ay hub ka qabsadeen. Saraakiisha ciidanka Khaatumo ayaa sheegay in weerarka…
Deg Deg Daawo Video::Somaliland Oo Sheegtay Inuu Warqad usoo Diray Nin Ku Jira Xabaalaha,
Maayirka Magaalada Berbera Ee maamulka somaliland ayaa sheegay in Madaxweynihii Hore Maamulka somaliand Cigaal uu Warqad u soo diray isaga 2015, Halkan Ka Daawo Video Warqadan uu soo bandhigay Maayirka…
Sir Culus::Iskuullada Muqdisho Oo lagu soo kordhiyey maaddo uu qoray Farmaajo
Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa bartiisa facebook soo dhigay hadal jawaab u ah khudbaddii uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyey magaalada Muqdisho khamiistii, ee uu siyaasiyiinta mucaaradka ugu magac daray “Siyaasiga…