khaatumonews
khaatumonews

Deg Deg Daawo Video:Siyaasi Kashifay Fadeexad Ku Gadaaman Madaxtooyada Muuse Biixi,

September 30, 2018 Khaatumo 0

Mid kamid Ah Siyaasiyiinta Maamulka SNM oo warbaahita Kula hadlay Hargaysa ayaa Kashifay in Ay Xidhan tahay madaxtooyadii Maamulka SNM ISlamarkaana u Handaraaban tahay Koox […]

 67 total views

Deg Deg:Maamulka SNM Oo Codsi U Diray Raysal Wasaare Abiy Ahmed

September 30, 2018 Khaatumo 0

R/wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa ay  maamulka Somaliland ka codsatay inuu xaliyo khilaafka u dhexeeya maamulka Somaliland iyo dawlda Soomaaliya,Maadaama uu horey u […]

 59 total views

Deg Deg Daawo VIdeo:Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame Maanta La Dhaariyay.

September 30, 2018 Khaatumo 0

Gudiga Kala Matalaaya Beelaha cabdi Garaad Qayaad iyo Maxamed Garaad Bahrarsame ayaa maanta Lagu Dhaariyay Gogosha Nabada Ee Culimada Gobolka Sool U dhigen Beelaha Walaalaha […]

 60 total views

Deg Deg:Raali galin Ku socota Akhristayaasha khaatumonews.com

September 30, 2018 Khaatumo 0

Dhamaan Bulsha weynta Soomaaliyeed ee sida Tooska ah ugu xidhan Warsidaha Caalamiga ah Khaatumonews waxaanu u dirayna raali galin,   Mudo Gaadhaysa 16 saac oo […]

 59 total views

Deg Deg Daawo Video:Muqdisho Oo Ka Bilaabatay In Haweenku Jidhkooda Ka Ganacsadan

September 30, 2018 Khaatumo 0

Gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Axmed Baarqab ayaa sheegtay in ay jiraan goobo ku yaalla Magaalada Muqdisho,kuwaasoo la geeyo haweenka Jirkooda ka ganacsada,taasina ay […]

 66 total views

Deg Deg::War Naxdin Galiyay Xukumada Farmaajo Oo Xamar Looga Dhawaaqay

September 30, 2018 Khaatumo 0

Xisbi cusub oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in looga dhawaaqo magaalada Muqdisho maalmaha soo aadan.   […]

 61 total views

Deg Deg Daawo Video::Dhimashada Oo maraysa 400 iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,

September 29, 2018 Khaatumo 0

Waxaa weli socda gurmadka dadka wax ku noqday Tsunami ku dhufatay jasiirada Sulawesi, waxaana burbur xoogleh soo gaaray dhulka xeebta saaran. Halkan Ka Daawo Video […]

 56 total views

Deg Deg Daawo Video:Sarkaal SNM Ah oo yidhi’Laascaanood NInkii Qori La dhexmaraa Waa togasho’

September 29, 2018 Khaatumo 0

Mid kamid Ah saraakiisha Maamulka SNM oo Maanta Kula hadlaayay Warbaahinta Magaalada laascaanood ayaa Hanjabaado kala Duwan u diray Shacabka Laascaanood iyo  Beelaha Koonfurta Sool. […]

 64 total views

Deg Deg Daawo Video:Gabar Cusbitaalka Muqdisho Kaga Carartay Cunug Ay ku Umushay iyo Sababka Ka Danbeysa,

September 29, 2018 Khaatumo 0

Haweenay Kamid ah Kuwa Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho ayaa Xalay Sax dhexe ku umushay Cusbitaalka hooyada iyo Dhalaanka ee Degmada Xamar Jajab ee […]

 63 total views,  1 views today

Deg Deg Daawo Video::Sarakiisha Ciidanka Puntland Oo Ka Hadlay Dagaal ka dhacay Garoowe,Khasaare Dhimasho iyo Baabur la Gubay

September 29, 2018 Khaatumo 0

Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay Weerar Ka dhacay xalay Magaalada Garoowe Weerarkaasi oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac. Halkan Ka Daawo […]

 78 total views

Posts navigation

« 1 … 700 701 702 »

Telesom

Garaad Cabdirashiid

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes