Musharax madaxweyne DR, Eenow oo maanta soo gaadhay magaalada Garoowe ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha puntland c/wali maxamed cali gaas, Halkan Ka Daawo Video Musharaxan ayaa sidoo kale ka hor yimid dagaalka Maamulka Gaas Doonaayo in uu ku qaado magaalada Tukaraq iyo Guud ahaan gobolka sool, Post Views: 40Continue Reading

Madaxweyne Gaas oo ka dhoofayay maanta Garoonka Diyaaradaha ee Garowe, isagoo u jeeda Dalka Kenya ayaa la weydiiyay Su’aalo la xiriira Xaaladda dalka. Halkan Ka Daawo Video Madaxweyne Gaas ayaa la su’aalay inuu Safarkiisa ku soo beegayo, xilli la qorsheynayo iney Ciidamada Puntland dagaal ku qaadaan Deegaanka Tukaraq, wuxuuna sheegayContinue Reading

Kulamadii Usocoday Xisbiyada Mucaaradka Ah Iyo Maamulka Muuse  Biixi Oo Lagu Kala Kacay +Xisbiga Mucaaradka Ah ee Ucid iyo Wadani   Oo Ku Eedeeyay Muuse Biixi Inuu  Burburisay Kulamadaa. Halkan Ka Daawo Video Sida u sheegay Ku xigeenka Faysal Cali Waraabe waxaa uu Xisbiga Ucid Joojiyay Wada Shaqayntii ay lalahaayen MaamulkaContinue Reading