Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fanaanadda Shamsa Xuseen Shumey oo kamid aheyd fanaaniinta hoobalada Qaranka Waabari. Fanaanada ayaa la sheegay in ay u geeriyootay xanuuno mudooyinkii dambe hayay, waxaana geerida fanaanada xaqiijiyay fanaaniin kamid ah hoobalada Qaranka Waabari. Shamsa Xuseen Shumey ayaa sanado badan kamid aheyd hoobada Qaranka Waabari,Continue Reading

Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka HIrshabelle ayaa caawa u gudbiyay guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle mooshin ka dhan ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare. Halkan Ka Daawo Video GUddoonka Baarlamaanka ayaa aqbalay mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Waare. Mooshinkan ayaa sida la sheegay waxaa saxiixday inkabadan konton xildhibaan waxaana xildhibaanadaContinue Reading

Dhawaan ayay Ahayd Markii Taliyaha Ciidanka Xasilinta Garoowe Muxiyadiin iyo Ciidan uu wata ay Weerar Dhexmaren maleeshiyaad Hubaysan Weerarkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay, Halkan Ka Daawo Video Hadaba Taliyaha oo ka hadlaayay weerarkaasi waxaa uu sheegay inay La dagaalamen Maleeshiyo Khamrilayaal ah.   Intaas kadib waxaa maanta laContinue Reading