Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor-imaad khasaare sababay oo duleedka deegaanka Tukaraq ku dhexmaray ciidamo ka kala tirsan kuwa Puntland iyo Somaliland ee ku wada sugan furimaha hore ee dagaalka Tukaraq. Halkan Ka Daawo video Saraakiil ku sugan furimaha dagaalka ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamo katirsanContinue Reading

Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa amaanay xxidhiidhka boqortooyada kala dhaxeeya maamulka iminka ee Mareykanka, maalmo kadib markii madaxweyne Trump uu bah-dilay boqor Salmaan, oo uu sheegay in la’aanta Mareykanka aanu xukunka joogeen laba toddobaad. Halkan Ka Daawo Video “Waan jeclahay inaan la shaqeeyo Trump” ayuu Bin Salmaan u sheegayContinue Reading

Wariye Maxamed Daahir oo ka mid Ah Wariyaasha Soomaaliyeed Laguna Xasuusto TV Muuqaalka Bulshada ee dalka Canada Ayaa Uga Dhawaaqay magaalada Nairobi Inuu yahay Musharax U taagan Xilka Madaxweynaha Puntland Sanadkani Soo Socda.   Wariye Maxamed Daahir Ayaa ka mid Ah Wariyaasha Rugcadaaga Saxaafada Waxaana uu Tilmaamay Inuu Wax BadaniContinue Reading

Wasiirka qorsheynta dowlada federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku guuleystay doorashada Kursigii Golaha Shacabka Soomaaliya ee saaka lagu qabtay magaalada Garoowe. Jamaal Maxamed Xasan wasiirka Qorsheynta ayaa ka guuleystay shakhsigii kula tartamayay kursiga isagoona helay codad gaaraya 49 cod, halka laba ka mid ah codadkii la dhiibtay ay xumaadeen,Continue Reading

Garoowe{Khaatumonews}Doorashada kursi kamid ah aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabanaya magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.   Doorashada Kursigan oo uu iska’casilay xildhibaan,Dhahar Cali Faarax ayaa dib u dhac ku yimid,kadib markii sida la sheegay ay isku’qabsadeen laba jifiyood oo ka tirsan beesha Dubays ee Warsangeli,hase yeeshee waxaaContinue Reading