Ciidamada badda Puntland ayaa maanta u dabaal degay sanad guuradii 8-aad we ka soo wareegtay asaaskoodii. Halkan Ka Daawo Video Munaasi badan ka dhacday xaruntooda Boosaaso ayay ciidanku kusoo bandhigeen gaado ka ciyaar iyo waliba dhoolatus, waxaana mudaddii ay socotay halkaasi ka hadlay saraakiisha ciidanka badda Puntland ee magacooda looyaqaanoContinue Reading

Munaasabadda Daah furka Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) iyo caleema saarka Guddoomiyaha KMG ee Xisbigaas Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka socota Hoolka Sahal ee agagaarka Isgoyska KM4. Bandhiggan ayaa ah dhoolatuskii ugu weynaa ee daah furka Xisbi mucaarad ah, iyadoo xisbigan ay ku mideysan yihiin xubno ka tirsan BaarlamaankaContinue Reading

Waxaa goor dhow Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaaray Shiikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo xili hore ka baxay Al-shabaab Shacab fara badan iyo qaar ka mid ah Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxtinimada Maamulka Koofur galbeed ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Mukhtaar Roobow. Sheekh MukhtaarContinue Reading