War Deg Deg ah:Musharax Garoowe Dagaal kaga Dhawaaqay
Musharaxa madaxweeynaha Puntland ee doorashada 2019, General Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) oo khudbad u jeedinayey boqolaal kamid ah taageerayaashiisa ayaa ku dhawaaqay dagaal culus. Musharax Shaalle ayaa shaaca ka qaaday in hadii uu ku guulaysto xilka madaxtinimada Puntland ee doorashada 2019 uu bisha ugu horayso dagaal ku qaadi doonoContinue Reading
Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo 10 Sano Xukun Ah Ku Riday Sarkaal Jabhada Garxajis Kamid ah,
Axmed Cadib oo kamid ahaa Saraakiisha Jabhada Garxajis ee Hada uu hogaamiyao Kornayla Caare oo in mudo ah gacanta ugu jiray maamulka SNM ayaa Maanta Lagu riday Xukun 10 Sano Xabsi ah, Halkan Ka Daawo Video Sarkaalkan oo maamulka Muuse biixi Ku Haytso Aas aaska Jabhada Hada Uu Hogaamiyo caareContinue Reading
Deg Deg Daawo Video::Cabdimaalik Coldoon Oo Lagu Soodhaweeyay jigjiga,
Wariye Cabdimaaalik Coldoon ayaa maanta si diiran loogu Soodhaweeyay magaalada Jigjiga Ee caasimada Ismaamulka Soomaalida, Halkan ka Daawo video Soodhaweynta Cabdimaalik waxaa ka qeyb qaatay maamulka Cusub Ee mustafe cagjar iyo shaacabka Deegaanka, Wariyee Colddoon ayaa lagu xasuusta sidii uu Ula dagaalami jiray maamulkii hore Cabdi Iley dhanka MediaContinue Reading
Deg Deg Daawo Video::Barlamaanka SNM Oo yidh’Farmaajo Hadii Uu Hargaysa yimaado Waa la Toogan’
Qaar kamid ah barlamaanka labada Gole EE maamulka SNM oo maanta La hadlay warbaahinta ayaa Ku hanjabay In Xabad ay Madaxa Kala Dhacayan Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo hadii uu Hargaysa Ka soo dago Isagoo Aan Aqoonsan maamulka SNM Halkan Ka Daawo Video Xubno Kamid ah barlamaanka SNM oo Ka hadlaaya arrinkanContinue Reading
War Deg Deg Ah Daawo Video:Cabdixakiim Camey Oo Siro Badan Keenay Banaanka Qudbad uu Maanta Jeediyay,
Madaxweyne ku-xigeeka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo khudbad ka jeedinayey shir ay ku sugnaayeen ajaaniib tirabadan oo ah madaxda hayaddo kala duwan, safiiro iyo ururo caalami ah ayaa ku dhawaaqay war aysan ku farxin. Halkan ka Daawo Video Madaxweyne ku-xigeenka oo ah shaqsi aan inta badan runta laContinue Reading
War Deg Deg Daawo Video:Khilaaf Ka Dhex Qarxay Culimada Hargaysa
Gudiga Culimada Ee Loo Yaqaan Xumaan Reebista iyo Wanaag Farista Ee maamulka Somaliland Ayaa Khilaaf Culus ka dhex Qarxay Sida Uu Sheegay Mid kamid Ah culimada Gudigaasi oo la Hadlay Warbaahinta. Halkan Ka Daawo Video Post Views: 6Continue Reading
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Oo Taliye Ciidan U Magacaabay Sarkaal Naxdin Galiyay Jabhada SNM,
Guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa loo magacaabay xil cusb oo taliyenimo Digreeto maanta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Cumar Cabdullaahi Faraweyne loogu magacaabay Taliyaha ciidanka kaydka Puntland. Ciidamada keydka ayaa ah ciidamo beelaha Puntland keeneen oo boqolaal kamid ahContinue Reading
Deg Deg Daawo Video:Nin Carab AH Kaadi Ku Rusheeyay Gabadh Jeclaatay,
Saacadihii ugu Danbeeyay waxaa Baraha Bulshada Lagu Baahinayay Muqaal layaab Leh oo dhexmaray Haweenay carab ah iyo Nin Carab Ah. Halkan Ka Daawo Video Sida Muqaalka Ka muuqata waa Nin Carab ah oo meel Baadiye ah inta Uu Fadhisiiyay Gabadh Muslimad ah Kaadi Ku rusheeyay Si uu U Xaqiijiyo inayContinue Reading
War Deg Deg Ah::Gobolka Mudug oo Dhimashadu 6 Ruux Marayso iyo Dhaawaca oo Ka Badan?
Wararka WarbaahintaKhaatumonewsT saaka ka helayso deegaanka Gawaan oo ku yaalla Koonfurta gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in waaberigii uu ka dhacay shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey shilkaas waxaa ku dhintay Lix ruux, halka dad kale ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo la geeyey mid kamid ahContinue Reading
War Deg Deg ah::Jidka Isku Xidha Burco iyo Hargaysa Oo Saaka Xidhan,
Dawga magaalada Sheekh oo isku xidha gobolada bariga iyo galbeedka ayaa saaka lagu soo warramayaa in uu xidhan yahay. Dadka deegaanka oo la hadlay Khatumonews.com waxay sheegeen in dawga saaka la xidhay 6-dii subaxnimo saacadda geeska Afrika. Wadada dawga oo burbursan ayaa la sheegay in dib u haybeyn iyoContinue Reading