Maamul Goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug oo war saxaafadeed soo saaray ayaa si cad uga hor yimid muddo kordhinta uu Baarlamaanka Soomaaliya u sameeyey madaxweyne waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Labada Maamul ayaa si wadajir ah u shaaciyey in dalka laga qabto doorasho si deg deg ah u dhacdo iyadooContinue Reading

Madaxweynaha Dawlada fadaraalka soomaaliya Farmaajo ayaa saraakiisha Gobolada Hiiraan iyo Gedo ku war galiyay inay diyaariyaan ciidan loo soo qaado Gedo kuwaaso diyaarado looga soo daabulaayo goboladaasi si ay muqdisho uga qeyb qaatan hawlaha ka socda balse caqabad ayaa hortaagan in ciidankaasi la keeno Muqdisho, Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ooContinue Reading

Xili xaalada Muqdisho, cakiran tahay islamarkaana Dagaal culus oo saacado socday kadib magaaladu noqotay mid ay dhanwalba dhufayska ka qoten Mucaaridka iyo Ciidamada dawladu ayaa madaxweyne Farmaajo usugu yeedhay Xubnaha hawiye ku jira Xukumada. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan la qaatay taliyaha ciidamada xooga Gen,Odawaa.Raysal wasaare Rooble Taliyaha Amniga Gobolka BanaadirContinue Reading

Waxaa Cakiran o omeel adag maraysa xaalada Magaalada Muqdisho, ee caasimada soomaaliya taaso laga dareemaayo isbadal xoogan oo dhanka amniga ah. Beesha hawiye ayaa guud ahaan isku balaadhisay Caasimada soomaaliya sidoo kale Ciidamada Beesha hawiye ayaa guud Ahaan jiida isaga soo baxay soona buux dhaafiyay Muqdihso. Xaalada Amni ee CaasimaddaContinue Reading

Waxaa istaagay dagaal ka socday qeybo ka mid ah degmada Cabdulcasiis ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan aagga Mirinaayo ee ay degan yihiin madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh Axmed. Dagaalkan ayaa u dhaxeeyey ciidamada ilaalada musharaxiinta, oo ay taageerayaan ciidamo militari ah oo Muqdisho soo galay iyoContinue Reading

Wasiirka Maaliyadda Dawlada Fadaraalka soomaaliya Mr Bayle ayaa shaaciyay caawa War naxdin iyo amakaag galiyay shacabka soomaaliyeed. Wasiirkaa yaa war niyad jab ku abuuray shacabka shaaciyay xili xaalada siyaasdeed ee dalka soomaaliya tahay mid cakiran Wasiir Bayle ayaa shaaciyay in guud ahaan dhaqaalihii dawlada soomaaliya Beesha caalamku siin jirtay laContinue Reading