Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamo daacad u ah Taliyihii hore ee Booliiska Gobolka Banaadir Gen. Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ay fariisimo ka samaysteen xaafado ka tirsan Muqdisho. Ciidamadan oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala duwan iyo gaadiidka dagaalka, ayaa fariisimo ciidan ka samaystay xaafadaha BlackContinue Reading

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa soo dhigay qorshe layaab leh oo lagu wajahaayo Siyasiyiinta Beesha hawiye e muqdisho kawada kacdoonka iyo Abaabulka Dagaal. Midowga Musharaxiinta ayaa ku gacan seyray farriintii ay wadeen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle oo ahaa codsi ka yimid Madaxweyne Farmaajo, Qoorqoor, Cali Guudlaawe ayaa kawaday madaxweyneContinue Reading

Ilo aad ugu dhaw beesha caalamka ayaa ii sheegay in shirkii maanta teendhada Afisyooni ku dhexmaray Madaxwayne Farmaajo iyo Beesha caalamka aan wax isfaham ah laga gaarin. Shirkaan oo ay Madaxwayne Farmaajo ugu yeertay beesha caalamka ayay madaxwaynaha hordhigeen in uu ka laabto muddo kordhinta baarlamaanku sameeyay. Waxaa kale ooContinue Reading

Waxaa goordhaweyd kasoo goostay Dawlada Soomaaliya ciidan xoogan waxaana hogaaminaya mid kamid ah beelaha ugu tunka weyn Muqdisho Saraakiisha iyo xildhibaanada Beesha Mudulood oo wata gaadiidka Dagaalka ayaa haatan soo gaaray hoyga uu dagan yahay saadaq joon. Imaashaha saraakiiisha iyo xildhibaanada mudulood ayaa lagu sheegay iney tahay qorshe ay taliyeContinue Reading

Maamulka Somaliland ayaa hada bilaabay cadaadiska dhalinyarada Burco iyo Hargaysa oo u hamuun qaba Qaranimada Soomaaliya. Maxkamadda Degmada Burco ayaa lix bilood oo xadhig ah ku riday Nimco Xasan oo muddo u xidhnayd inay isku sawirtay calanka buluuga ah ee Soomaaliya. Nimco ayaa waajahaysa xabsi lamid ah kii Degan MiiraashContinue Reading

Shir u dhexeeyo madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) iyo wakiilada beesha caalamka ayaa goor dhow ka billowday Teendhada Afiysoone ee xerada Xalane. Shirkan oo aan horey loo sii shaacin ayaa ka dambeeyey ka gadal markii wada-hadallo toos ah ay yeesheen qaar ka mid ah wakiilada beesha caalamkaContinue Reading

Gen. Odawaa Yuusuf Raage Taliyaha Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay goordhaw Madaxweynahii Hore Shariif Sheekh Axmed, isagoo ku soo booqday guriga uu dagan yahay Madaxweyne shariif. Warar xog ogaal ah oo ku dhowdhow Kulankaa ayaa xaqiijiyey in Gen. Odawaa uu Madaxweyne Shariif u xaqiijiyey sida uusan marnabaContinue Reading

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo waraysi siinayey Telefashinka Shabeelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Maamul gobaleedyada Puntland Iyo Jubaland guud ahaan fashilka doorashada Soomaaliya. Farmaajo wuxuu Deni Iyo Axmed Madoobe dusha ka saaray inay sabab u yihiin inuu fashilmo heshiiskii iyagu ay qorteen, baarlamaanku meel mariyeen ee 17kaContinue Reading