Ilo-wareedyo muhiim ah oo ka tirsan xafiisyada wakiilada beesha caalamka ayaa sheegay in saaxiibada Soomaaliya ay ka fikirayaan sidii ay cunaqabateyn u saari lahaayeen qaar ka mid ah madaxda waqtigooda dhamaaday ee dowladda federaalka Soomaaliya. Xogta aan helnay ayaa tilmaameysa in beesha caalamka ay cunaqabatayn ugu goodisay Madaxweynaha muddo xileedkiisaContinue Reading

Madaxwaynayaasha PL, JL,madasha murashaxiinta iyo guddomiyaha aqalka sare oo illaa saaka shir uga socday xerada Xalane ayaa mardhawayd lasoo gaba-gabeeyay,waxaana la filayaa inay goordhaw warmurtiyeed soo saaraan. Ilo xogagaal ah ayaa Khaatumonews u xaqiijiyay arimaha ay ka wada-hadleen inay qayb ka tahay samaynta guddi doorasho oo soo diyaarin doona doorashoContinue Reading

Guddiga dib u habeynta ciidamadda dowladda Puntland iyo maamulka Gobolka Mudug ayaa maanta kusoo dhaweeyay xarunta madaxtooyadda Gaalkacyo dhalinyaro horay uga tirsanaa ciidamadda dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan guutooyinka Haramcad iyo Goror. Waxaa si wada-jir ah usoo dhaweeyay Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Puntland,Amnigga,Taliyaha Ciidamada Difaaca,Maamulka Gobolka Mudug iyo Masuuliyiin kale. DhalinyaraddaanContinue Reading

Waxaa Magaalada Muqdisho caasimada soomaaliya ka taagan Xaalad adag oo halis badan tan iyo markii Shalay Barlamaanka soomaaliya, ku dhawaaqen in ay mudo labo sano ah ugu daren Xukumadda Soomaaliya, Inta badan Ajaanibta ayaa isaga baxay Muqdisho dhawrkii saac ee ugu danbeeyay iyagoo ka cabsi qaba Colaada iyo hub iskuContinue Reading

Muddo kordhin waxay ka hor imaanaysaa Dimuqraadiyada” Madaxa Xiriirka Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka Maraykanka Senator Bob Menendez ayaa ku tilmaamay mid ka hor imanayso dimuqraadiyada in muddo kororsi dadban la sameysto. Qoraal uu barta Twitterka soo dhigay Senator Bob Menendez ayaa ku sheegay in doorasho waqtigeeda la qabto ayContinue Reading

Maamulka Galmudug ayaa Been abuur Ku tilmaamay warqad Lagu baahiyay Warbaahinta Dawlada soomaaliya laguna sheegay In maamulo galmudug kamid tahay inay Taageeren Mudo Kordhinta Madaxweyne Farmaajo. Wasiirka Amniga Galmudug ahmad Macali Fiqi ayaa warkaan qoray “Go’aan fudayd lagu qaatay oo taageero fudayd ah loo been abuurayo,warqadda kasoo baxdey Villa SomaliaContinue Reading