Wariye Cabdimaaalik Coldoon ayaa maanta si diiran loogu Soodhaweeyay magaalada Jigjiga Ee caasimada Ismaamulka Soomaalida, Halkan ka Daawo video Soodhaweynta Cabdimaalik waxaa ka qeyb qaatay maamulka Cusub Ee mustafe cagjar iyo shaacabka Deegaanka,   Wariyee Colddoon ayaa lagu xasuusta sidii uu Ula dagaalami jiray maamulkii hore Cabdi Iley  dhanka MediaContinue Reading

Madaxweyne ku-xigeeka  Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo khudbad ka jeedinayey shir ay ku sugnaayeen ajaaniib tirabadan oo ah madaxda hayaddo kala duwan, safiiro iyo ururo caalami ah ayaa ku dhawaaqay war aysan ku farxin. Halkan ka Daawo Video Madaxweyne ku-xigeenka oo ah shaqsi aan inta badan runta laContinue Reading

Guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa loo magacaabay xil cusb oo taliyenimo Digreeto maanta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Cumar Cabdullaahi Faraweyne loogu magacaabay Taliyaha ciidanka kaydka Puntland.   Ciidamada keydka ayaa ah ciidamo beelaha Puntland keeneen oo boqolaal kamid ahContinue Reading