Deg Deg:Raali galin Ku socota Akhristayaasha khaatumonews.com
Dhamaan Bulsha weynta Soomaaliyeed ee sida Tooska ah ugu xidhan Warsidaha Caalamiga ah Khaatumonews waxaanu u dirayna raali galin, Mudo Gaadhaysa 16 saac oo webka ay Ka socotay Shaqo…
Dhamaan Bulsha weynta Soomaaliyeed ee sida Tooska ah ugu xidhan Warsidaha Caalamiga ah Khaatumonews waxaanu u dirayna raali galin, Mudo Gaadhaysa 16 saac oo webka ay Ka socotay Shaqo…
Gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Axmed Baarqab ayaa sheegtay in ay jiraan goobo ku yaalla Magaalada Muqdisho,kuwaasoo la geeyo haweenka Jirkooda ka ganacsada,taasina ay tahay wax aan la aqbalikarin.…
Xisbi cusub oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in looga dhawaaqo magaalada Muqdisho maalmaha soo aadan. Xisbigan uu hoggaaminayo Xasan Sheekh…
Mid kamid Ah saraakiisha Maamulka SNM oo Maanta Kula hadlaayay Warbaahinta Magaalada laascaanood ayaa Hanjabaado kala Duwan u diray Shacabka Laascaanood iyo Beelaha Koonfurta Sool. Halkan Ka Daawo Video Taliye…
Haweenay Kamid ah Kuwa Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho ayaa Xalay Sax dhexe ku umushay Cusbitaalka hooyada iyo Dhalaanka ee Degmada Xamar Jajab ee magaalada muqdisho wiil. Halkan Ka…
Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay Weerar Ka dhacay xalay Magaalada Garoowe Weerarkaasi oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac. Halkan Ka Daawo Video Taliye Muxiyadiin oo kamid…
Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Halkan Ka Daawo Video Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso waxaa kusoo…
nta la hubo 3 qof dhaawac ah oo mid ka mid ah tahay dumar iyo saddex gaari ayaa waxyeelo kasoo gaadhey iska hor,imaad xalay saqdhexe ku dhexmarey GAROWE Dabley hubaysan…
Ciidamada ammaanka maamulka SNM ayaa waxa ay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku xireen labo oday oo kamid ah dadka sida aadka ah looga yaqaan gobolka Togdheer iyo guud…
Ciiidamada Khaatumo Jiida Tukaraq ee u hogaamiyo mujaahid Faysal falaalug Ayaa sheegay in dagaal dhexmaray ciidamada Somaliland iyo iyaga ay hub ka qabsadeen. Saraakiisha ciidanka Khaatumo ayaa sheegay in weerarka…