Qarax aad u weyn ayaa goor dhow abaarihii 12:00pm duhurnimo ee maanta waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo daryankiisa laga maqlay meelo badan ayay wararka qaarkood sheegayaan in loo adeegsasaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey kaasoo lala beegsaday kolonyo ay wateen ciidamo Talyaani ah oo marayey isgoyskaContinue Reading

Wasiirka arrimaha dibadda iyo ee wadanka Austria haweeneyda la yiraahdo Karin Kneissl ayaa fadhigii golaha guud ee Qaramadda Midoobay khudbad ay ka jeedisay waxay ku ku akhrisay luqadda Carabiga, taasoo ka yaabisay madaxdii dhegeysaneysay. Halkan Ka Daawo Video Karin ayaa ku bilowga khudbaddeeda luuqadda Carabiga ku saleysay maaddaama Carabiga yahayContinue Reading

Qeylo Dhaan Xoogan ayaa ka soo yeedhayHaweenaka  Deegaanka Ceeryan ee gobolkanSanaag Halkaasi oo weerar joogto ah ay ku hayaan jabhad ay dhawaan samaysatay beesha Habar Jeclo. Halkan ka Daawo Video Hadaba Haweenka Deegaanka Ceeryan Ee Gobolka Sanaag ayaa Baaq Adag ka soo saaray Xaalada Cakiran ee deegaankaasi iyo Jabhada CusubContinue Reading

Shirka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland oo uu Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa lagaga hadlay Xaaladaha Amniga Siyaasada iyo qodobo kale. Axmed Madoobe ayaa golaha u faah faahiyay Howlgalo ay sameeyeen Ciidamada Sida gaarka ah u tababaran ee Danab Jubbaland iyo Ciidamada Darawiishta oo iskaashanaya kuwaasoo kaContinue Reading

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolada Hiiraan iyo Jubooyinka ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta dagaal kula wareegay degaano ka tirsan goboladaas oo ay horey u joogeen Al-Shabaab. Halkan Ka Daawo Video Ciidamada huwanta oo saaka waaberigii qaaday weerar ayaa la wareegay degaano ku yaalla duleedkaContinue Reading

Wakalada caalamiga ah ee Indian Ocean ee dalka Faransiiska ayaa cadadkeedii u dambeeyay ee Jimcihii waxay daabacday warbixin ay ku sheegtay in wasiirka maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi uu wada hadalo qarsoodi ah la yeeshay dhigiisa Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo masuuliyiin kale oo ka trisan madaxda dawladda Soomaaliya. WarbixintanContinue Reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyey shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kahadlay arrimo dhor ah oo la xiriira dhinacyo ay kamid yihiin Siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka. Wasiirka ayaa khudbadiisa si gaar ah diiradda ugu saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo DowladdaContinue Reading