War-saxaadeed ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa welwel looga muujiyey qoraalladii shalay soo baxay ee lagu sheegay inuu fashil ku yimid shirarkii hoggaamiyeyaasha Soomaaliya ee Afisyoone ka socday maalmihii lasoo dhaafay, iyo war-saxaafadeedyadii ay la wadaageen bulshada. Qoraalka laagu sheegay inuu shirka fashilmay ayaa waxaa soo saaray dowladda federaalka gaarContinue Reading

Xildhibaan Kamid Ha Barlamaanak soomaaliya gaar ahaan kuwa Laga soo doorto Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweynha soomaaliya Farmaajo Ka carari doono caasimada Muqdisho. Qoraal uu kusoo Daabacay Barta uu Facebook ku leeyahay Mahad Salaad ayaa u qorna Sidan Farmaajo labo bilood ayuu sharci daro ku dhex fadhiyaa Villa Soomaaliya. LaboContinue Reading

Labadan ilmood oo walaalaha ah ayaa shalay galab nolol iyo geeri lagu waayay kadib maxaa dhacay? Saakay ayaa lahelay meedkooda oo ka maqan yihiin labada xubnood ee kala ah labada kaliya iyo Beerka sida ay xaqiijiyeen waalidkooda oo arkay dhawacyada ilmahooda. Ilmahan waxaa dhalay Ex Xildhiban Aweys Abdullahi ahna daaciContinue Reading

Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ ayaa xalay uga digay madaxda HirShabelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed inay ka tagaan magaalada Muqdisho kadib markii ay shir gaar ah kula yeesheen xarunta QM ee Xalane. Sida aan xogta ku helnay, shirkaas ayaa looga wadahadlay sidii loo badbaadin lahaa fashilka ku yimid wada-hadalladii looguContinue Reading

Beesha caalamka ayaa shir albaabadu u xiran yahay kula jirta sadexda madaxwayne ee Qoor qoor, Lafta gareen iyo Cali Guudlaawe, si ay u baajiso fashil ku yimaada shirka. Madaxwayne Siciid Dani ayaa sheegay in shirka Jaraa’id ee uu Dubbe qabtay uu ahaa mid horay loo sii diyaariyay, waayo dharkii uuContinue Reading