Warbaahinta khaatumonews ayaa ogaaday in todobaadkan baabuur aan xabadu Karin laga dajiyey marsada magaalada Boosaaso ee Puntland, kuwaas oo laga keenay dalka Imaaraatka Carabta, lana doonayo in loo gudbiyo magaalada Muqdisho ee caasumada Ilo wargal ah oo noo xaqiijiyey warkan ayaa sheegay in baabuurtan ay kala yihiin Baabuur aan xabaduContinue Reading

Waxa hada warbaahinta caalamku shaacisay goobta uu maraayo gantaalkii ka fakatay shiinaha. Sida u shaaciyey Sky News gantaalkii ka soo fakaday cirbixiyeeenada Shiinaha ayaa Saacadihii Ugu Dambeeyey ku aadana Somaliya Falaadha telefeeshinku Muujiyey aayaa ku aadan Xuduuda dhanka itoobiya ee gobolka hiiraan gaar ahaan Nawaaxiga dhanka Somaliya ee degmada feerfeerContinue Reading

Ciidamadii kasoo hor jeeday muddo kordhintii loo sameeyey madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee magac baxay Badbaado Qaran ayaa la filayaa in maanta guud ahaan laga saaro dhufeysyadii ay ka sameysteen magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Ciidamada oo shalay billaabay inay ka baxaan waddooyinka qaar ayaa la filayaaContinue Reading

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay dib usoo celisay xidhiidhkii ay la lahayd Dowladda Kenya. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Al-cadaala oo shir jaraa’id goordhaweyd Muqdisho ku qabtay ayaa sheegay in wada hadalo mirodhal ah oo ay yeesheen Madaxda labada dal lagu gaadhay go’aankan. Dowladda Qadar ayaa u kalaContinue Reading

Dhawaan ayay ahayd markii Boqor Buurmadow shaaciyay in hadii uusan Muuse Biixi Dagdag usii dayn Sarkaal Habar Jeclo ah in somaliland Qiirqiir galayso, Kornayl Jaamac Doolaal, oo dhawaan Maxkamadi ku xukuntay laba sannaadood oo xabsi Ciidan ah ayaa maanta Xabsiga laga siidaayay. Gabadh Uu Dhalay Doolaal oo lagu magacaabo UbaxContinue Reading

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Safarka madaxweyne Deni, waxa Khaatumo News u xaqiijiyay saraakiil ka tirsan madaxtooyada, inkastoo aysan faahfaahin ka bixin ujeedka safarkaas. Dhinaca kale, madaxweyne Siciid Deni ayaa saaka xarunta madaxtooyada kulan kula qaatayContinue Reading

Qodobada heshiiska galabta lagu gaaray magaalada Muqdisho ee lagu soo afmeerayay qalalaasihii ka dhashay mudo kororsigii Farmaajo. Reer Muqdisho nabad iyo horumar ayaan u rajeynayaa inshaa’allah. In dhamaan Ciidamadii ku yimid xiisadaha ka dhacay magaalada Muqdisho dib loogu celiyo goobihii ay ka yimaadeen loogana saaro magaalada muddo 48 saac ahContinue Reading