XIRSI CALI IYO WACAYS AADAN NABADA NOO QAATA
waa gabay uu tiriyay abwaan reer buuhoodle islamarkaana uu u bixiyay Tolkayow nabada noo qaata
waa gabay uu tiriyay abwaan reer buuhoodle islamarkaana uu u bixiyay Tolkayow nabada noo qaata
maalmihii u dambeeyay magaalada buuhoodle waxaa ku soo badanayay majaajaliistayaal ku soo dhigaya ruwaayado
Waraka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubaysan ay xalay weerar qaraxyo ku bilowday ay ku qaadeen xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso. Dagaalka oo muddo saacado ah ka socday…
Abaabulkii ugu dambeeyay ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ku aadan banaanbaxa looga soo horjeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Banaan-baxaan ayaa la filayaa in uu…
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ku dhigay magaalada buuhoodle
Dad badan ayaa aamisan in magaalada laascaanood ay maamulaan gudoomiyaha sool iyo maayarka degmada laascaanood balse xaqiiqda sidaa ma ahan waxaa maamula cali bare oo ah taliyaha ciidamada somaliland ee…
Bulshada deegaanka maalmahan waxay is waydiinayeen in deegaanka ssc uu u baahanyahay maamul mise jabhad waxaa arintaasi ka hadlaya Jama Ali Gurey
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam Magafaha Liibiya. Waxuu inooga baahan yahey Caawin. kala xidhiidh:- +252633576478 WhatsApp +252905056377 HALKAN KA DAAWO MUQAALKA…
kulan ay iskugu yimaadeen haweenka magaalada laascaanood ayaa looga hadlay tacadiyada ka jira laascaanood
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoog leh caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi. Qaraxaas ayaa lala beegsaday gaariga afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Doodishe,…