Deegaanka Ma Maamul Buu U Baahanyahay Mise Jabhad, Jaama Ali Gurey
Bulshada deegaanka maalmahan waxay is waydiinayeen in deegaanka ssc uu u baahanyahay maamul mise jabhad waxaa arintaasi ka hadlaya Jama Ali GureyContinue Reading
Bulshada deegaanka maalmahan waxay is waydiinayeen in deegaanka ssc uu u baahanyahay maamul mise jabhad waxaa arintaasi ka hadlaya Jama Ali GureyContinue Reading
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam Magafaha Liibiya. Waxuu inooga baahan yahey Caawin. kala xidhiidh:- +252633576478 WhatsApp +252905056377 HALKAN KA DAAWO MUQAALKA DHIBANAHAContinue Reading
kulan ay iskugu yimaadeen haweenka magaalada laascaanood ayaa looga hadlay tacadiyada ka jira laascaanoodContinue Reading
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoog leh caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi. Qaraxaas ayaa lala beegsaday gaariga afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Doodishe, xilli uu mararyey wadada 21-ka October, gaar ahaan agagaarka isgoyska Afisyooni. Afhayeenka ayaa la sheegay in uusan la socon gaarigiisaContinue Reading
Ahmed Cabaase ibrahim oo kamid ah qurbajooga degaanada sool sanaag iyo cayn ayaan ka waraysanay xaalada deegaankaContinue Reading
Waan Diiri Waayay Lakiinse Maanta Waan Diiraya Waana Ka Dagalamaya Hadii aan Nalagu Soo Wareejin Gacan Ku Dhiiglaha ” Waxgaradka Beesha Qayaad { Khayr Cabdi }Continue Reading
Xildhibaano Ka tirsan Maamulka Khaatumo Oo Kala Ah iyo xildhibaan abdiraxiin ismaciil bareĀ iyo Xildhibaan yaasiin axmed cali oo ka tirsan xildhibaanada maamulka khaatumo ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka taagan gobolka sool Labadan Xildhibaan ayaa kashifay Xubnaha Ka danbeeya Dilalka ka dhaca Gudaha Laascaanood Masuuliyiintan ayaa sidoo kale Beelaha SSCContinue Reading
wararkii degaanada sool sanaag iyo cayn oo ay kamid yihiin qodobo xiisa leh halka hoose kala socoContinue Reading
Bulshada ku dhaqan degmada xudun ee gobolka sool ayaa si weyn u soo dhaweeyay musharax madaxweyne bashiir xaaji caliContinue Reading
Kulan lagu taageerayo musharax xildhibaan Bashiir xaaji cali jamaal ayaa ka dhacday deegaanka boocame ee gobolka soolContinue Reading
Designed using Magazine News Byte. Powered by WordPress.