dahabshiil

Kaydka Wararka

Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1

Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ku dhigay magaalada buuhoodle

Qeybta Kaydka Wararka

Dhulbahanyaha Xilalka Looga Dhiibay Laascaanood Iyagaa la maamulaa

Dad badan ayaa aamisan in magaalada laascaanood ay maamulaan gudoomiyaha sool iyo maayarka degmada laascaanood balse xaqiiqda sidaa ma ahan waxaa maamula cali bare oo

Continue Reading »

Kaydka Wararka Archives

Deegaanka Ma Maamul Buu U Baahanyahay Mise Jabhad, Jaama Ali Gurey
- Feb 1, 2021
Bulshada deegaanka maalmahan waxay is waydiinayeen in deegaanka ssc uu u baahanyahay maamul mise jabhad waxaa arintaasi ka hadlaya Jama Ali Gurey https://www.youtube.com/watch?v=Eh6eLxyUhxc&t=20s
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam Magafaha Liibiya. Waxuu inooga baahan yahey Caawin. kala xidhiidh:- +252633576478 WhatsApp +252905056377 HALKAN KA DAAWO MUQAALKA DHIBANAHA https://youtu.be/PYRcH2ZtsCE
Somaliland oo lagu fashilay laascaanood
- Jan 16, 2021
kulan ay iskugu yimaadeen haweenka magaalada laascaanood ayaa looga hadlay tacadiyada ka jira laascaanood https://www.youtube.com/watch?v=r0dY84WK0_k https://studio.youtube.com/video/r0dY84WK0_k/edit https://studio.youtube.com/video/r0dY84WK0_k/edit
Deg Deg:Qarax Weyn Ka Dhacay Muqdisho,
- Jan 5, 2021
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoog leh caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi. Qaraxaas ayaa lala beegsaday gaariga afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Doodishe, xilli ...
Dilalka Sool, iyo Shirweynaha Buuhoode, Ahmed Abaase
- Jan 2, 2021
Ahmed Cabaase ibrahim oo kamid ah qurbajooga degaanada sool sanaag iyo cayn ayaan ka waraysanay xaalada deegaanka https://www.youtube.com/watch?v=S8gAS8yQM_w&feature=youtu.be
Waan Diiri Waayay Lakiinse Maanta Waan Diiraya Waana Ka Dagalamaya
- Jan 2, 2021
Waan Diiri Waayay Lakiinse Maanta Waan Diiraya Waana Ka Dagalamaya Hadii aan Nalagu Soo Wareejin Gacan Ku Dhiiglaha " Waxgaradka Beesha Qayaad { Khayr Cabdi } https://www.youtube.com/watch?v=GnilVXYjdys
Deg Deg Daawo:Maamulka Khaatumo Kashifay Cida Laascaanood Wax ku Disha.
- Jan 1, 2021
Xildhibaano Ka tirsan Maamulka Khaatumo Oo Kala Ah iyo xildhibaan abdiraxiin ismaciil bare  iyo Xildhibaan yaasiin axmed cali oo ka tirsan xildhibaanada maamulka khaatumo ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka taagan ...
Wararkii deegaanak SSC iyo Qodobo xiisa leh…
- Dec 8, 2020
wararkii degaanada sool sanaag iyo cayn oo ay kamid yihiin qodobo xiisa leh halka hoose kala soco https://www.youtube.com/watch?v=Ts-0HF_nkFk&feature=youtu.be

Next Page »
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...