Qaar Kamid Ismada Dhaqanka Ssc Gaar ahaan Buuhoodle ayaa tacsi udiraya Labo Marxuun oo kala ah Faysal cali mass iyo Timajilic Cismaan cumar Oo maanta Galinkii dambe ku geeriyoodey Shil Gaadhi oo ka dhacay Agaagarka deeganka Xudun Ee gobolka Sool. HALKAN KA DAAWO TACSIDA Alle ha unaxariiste Shilkan gaari ayaaContinue Reading

Khaatumo News (Garoowe) Badiba Dadka Soomaalida ayaa waayadan dambe waxay hoos u dhigeen af-koodii hooyo iyagoo isticmaala ereyo iyo afaf kale oo qalaad Iyagoo aad moodeysid inay kasii socdaan afkoodi hooyo iyo dhaqankii soomalida. HALKAN KA DAAWO MUQAAL Diraac Maxamed Waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool garoowe waxa uuContinue Reading

Mid kamid Ah saraakiisha Maamulka SNM oo Maanta Kula hadlaayay Warbaahinta Magaalada laascaanood ayaa Hanjabaado kala Duwan u diray Shacabka Laascaanood iyo  Beelaha Koonfurta Sool. Halkan Ka Daawo Video Taliye Ku xigeenka Maleeshiyaadka Booliska SNM ayaa sheegay In La Togan Dono Qofkii Lagu arko isagoo laascaanood Dhexdeeda la maraaya QoriContinue Reading

Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay Weerar Ka dhacay xalay Magaalada Garoowe Weerarkaasi oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac. Halkan Ka Daawo Video Taliye Muxiyadiin oo kamid ah Sarakiisha Puntland oo ka hadlaaya Khasaaraha Dagaalkan ayaa sheegay in Labo Askari Ku Dhaawacan tahay Islamarkaana Gaadhi Looga GubayContinue Reading

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Halkan Ka Daawo Video Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Puntland,Nabadoono iyo dad weyne watay calanka jabhada ONLF.   Markii uu soo gaaray Boosaaso ayuu CabdikariinContinue Reading

nta la hubo 3 qof dhaawac ah oo mid ka mid ah tahay dumar iyo saddex gaari ayaa waxyeelo kasoo gaadhey iska hor,imaad xalay saqdhexe ku dhexmarey GAROWE Dabley hubaysan oo sida la sheegay ka ganacsadda mukhaadaraadka/maandooriyaha iyo Ciidamo ka amar-qaata General Muxuyadiin Awmuuse oo dhawaan Madaxweynaha Puntland uu uContinue Reading

Ciidamada ammaanka maamulka SNM ayaa waxa ay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku xireen labo oday oo kamid ah dadka sida aadka ah looga yaqaan gobolka Togdheer iyo guud ahaanba deegaamada SNm,   Labadaan muwaadin ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Faarax Xuseen iyo Shaakir Deeq, waxaana la sheegay inContinue Reading

Ciiidamada Khaatumo Jiida Tukaraq ee u hogaamiyo mujaahid Faysal falaalug Ayaa sheegay in dagaal dhexmaray ciidamada Somaliland iyo iyaga ay hub ka qabsadeen. Saraakiisha ciidanka Khaatumo ayaa sheegay in weerarka ay ku qaadeen ciidanka Somaliland uu ahaa mid ay jidka ugu galeen. Waxaa ay saraakiisha Jabhada Faysal falaalug sheegteen inContinue Reading

Maayirka Magaalada Berbera Ee maamulka somaliland  ayaa sheegay in Madaxweynihii Hore Maamulka somaliand Cigaal uu Warqad u soo diray isaga 2015, Halkan Ka Daawo Video Warqadan uu soo bandhigay Maayirka Berbera  ayuu sheegay in uu Kaga Codsaday Dhul la isku haysto taaso layaab ku noqotay shacaba Deegaankaasi,Continue Reading

Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa bartiisa facebook soo dhigay hadal jawaab u ah khudbaddii uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyey magaalada Muqdisho khamiistii, ee uu siyaasiyiinta mucaaradka ugu magac daray “Siyaasiga xanaaqsan” Hoos ka aqriso qoraalka Fiqi. Maadada “Siyaasiga Faraxsan & kan Xanaaqsan “ oo caruurta iskuulada Xamar dhigata lagu sooContinue Reading