English News
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ku dhigay magaalada buuhoodle
Qeybta English News
Dhulbahanyaha Xilalka Looga Dhiibay Laascaanood Iyagaa la maamulaa
Dad badan ayaa aamisan in magaalada laascaanood ay maamulaan gudoomiyaha sool iyo maayarka degmada laascaanood balse xaqiiqda sidaa ma ahan waxaa maamula cali bare oo
English News Archives
Bulshada deegaanka maalmahan waxay is waydiinayeen in deegaanka ssc uu u baahanyahay maamul mise jabhad waxaa arintaasi ka hadlaya Jama Ali Gurey https://www.youtube.com/watch?v=Eh6eLxyUhxc&t=20s
Somaliland oo lagu fashilay laascaanood - Jan 16, 2021
kulan ay iskugu yimaadeen haweenka magaalada laascaanood ayaa looga hadlay tacadiyada ka jira laascaanood https://www.youtube.com/watch?v=r0dY84WK0_k https://studio.youtube.com/video/r0dY84WK0_k/edit https://studio.youtube.com/video/r0dY84WK0_k/edit
Dilalka Sool, iyo Shirweynaha Buuhoode, Ahmed Abaase - Jan 2, 2021
Ahmed Cabaase ibrahim oo kamid ah qurbajooga degaanada sool sanaag iyo cayn ayaan ka waraysanay xaalada deegaanka https://www.youtube.com/watch?v=S8gAS8yQM_w&feature=youtu.be
Waan Diiri Waayay Lakiinse Maanta Waan Diiraya Waana Ka Dagalamaya - Jan 2, 2021
Waan Diiri Waayay Lakiinse Maanta Waan Diiraya Waana Ka Dagalamaya Hadii aan Nalagu Soo Wareejin Gacan Ku Dhiiglaha " Waxgaradka Beesha Qayaad { Khayr Cabdi } https://www.youtube.com/watch?v=GnilVXYjdys
Deg Deg Daawo:Maamulka Khaatumo Kashifay Cida Laascaanood Wax ku Disha. - Jan 1, 2021
Xildhibaano Ka tirsan Maamulka Khaatumo Oo Kala Ah iyo xildhibaan abdiraxiin ismaciil bareĀ iyo Xildhibaan yaasiin axmed cali oo ka tirsan xildhibaanada maamulka khaatumo ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka taagan ...
Wararkii deegaanak SSC iyo Qodobo xiisa leh… - Dec 8, 2020
wararkii degaanada sool sanaag iyo cayn oo ay kamid yihiin qodobo xiisa leh halka hoose kala soco https://www.youtube.com/watch?v=Ts-0HF_nkFk&feature=youtu.be
Musharax ka Soo Jeeda SSC Oo U Taagan Qabashada Madaxweynaha Soomaaliya - Nov 17, 2020
Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo ka soo jeeda degaanada sool sanaag iyo cayn ayaa u taagan xilka qabashada madaxweynaha soomaaliya wuxuuna bixiyay waraysi dheer oo dhinacya badan taabanaya https://www.youtube.com/watch?v=tkZ7687zebs&feature=youtu.be
Shaacinta Xildhibaanimo Eng Maxamed Cabdilaahi Kayse oo buhoodle ka dhacay - Nov 12, 2020
Musharax xildhibaan Eng Maxamed Cabdilaahi Kayse ayaa maanta buuhoodle looga dhawaaqay inuu ku soo biiray tartanka xildhibaanada faraha badan ee beesha axmed garaad kaga dhex sharaxan https://www.youtube.com/watch?v=4Z-iDUZjo-w&feature=youtu.be
Next Page »