Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay qaadayaan weerar qorsheysan oo ay doonayaan iney kusoo daayaan caruur badan oo ay sheegeen inay afduubteen Al Shabaab. Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay inay ka warhayaan in ciidamada Alshabaab ay afduubteen caruur badan oo ay doonayaan inay askareeyaan ama lacag ku badashaan,Continue Reading

Proff. Ismaaciil Diiriye Gamaadiid oo kamid ah aqoon yahanada deegaanada SSC ayaa ka hadlay shirka nabadeynta Beelaha Qayaad iyo Baharasame ay ka dhex wado dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia iyo isimo ka socda dhulka Soomaalida Ethiopia, waxaana uu ku eedeeyey in Somaliland ay ka dambaysay dagaaladii ka dhacay deegaanka Dhumay iyoContinue Reading

Caaqil Cumar Maxamed Xasan (Dacar) oo kamid ah waxgaradka gobolka Sool oo waraysi siiyey warbaahinta Khaatumo News ayaa ka hadlay colaadii dhawaan ka dhacday deegaanka Dhumay ee gobolka Sool taas oo u dhaxaysay beelo walaalo ah oo wada dega deegaankaasi iyo sidoo kale shir weyne lagu heshiisiinayo labadaasi beelood, waxaanaContinue Reading

Mid kamid Ah saraakiisha Maamulka SNM oo Maanta Kula hadlaayay Warbaahinta Magaalada laascaanood ayaa Hanjabaado kala Duwan u diray Shacabka Laascaanood iyo  Beelaha Koonfurta Sool. Halkan Ka Daawo Video Taliye Ku xigeenka Maleeshiyaadka Booliska SNM ayaa sheegay In La Togan Dono Qofkii Lagu arko isagoo laascaanood Dhexdeeda la maraaya QoriContinue Reading

Haweenay Kamid ah Kuwa Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho ayaa Xalay Sax dhexe ku umushay Cusbitaalka hooyada iyo Dhalaanka ee Degmada Xamar Jajab ee magaalada muqdisho wiil. Halkan Ka Daawo Video Hooyadan ayaa markii ay Umushay Wiilkan waxaa ay kaga Carartay Cunugeeda Cusbitaalka iyadoo maamulka Cusbitaalku ay La wareegenContinue Reading

Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay Weerar Ka dhacay xalay Magaalada Garoowe Weerarkaasi oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac. Halkan Ka Daawo Video Taliye Muxiyadiin oo kamid ah Sarakiisha Puntland oo ka hadlaaya Khasaaraha Dagaalkan ayaa sheegay in Labo Askari Ku Dhaawacan tahay Islamarkaana Gaadhi Looga GubayContinue Reading

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Halkan Ka Daawo Video Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Puntland,Nabadoono iyo dad weyne watay calanka jabhada ONLF.   Markii uu soo gaaray Boosaaso ayuu CabdikariinContinue Reading

Ciidamada ammaanka maamulka SNM ayaa waxa ay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku xireen labo oday oo kamid ah dadka sida aadka ah looga yaqaan gobolka Togdheer iyo guud ahaanba deegaamada SNm,   Labadaan muwaadin ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Faarax Xuseen iyo Shaakir Deeq, waxaana la sheegay inContinue Reading

Ciiidamada Khaatumo Jiida Tukaraq ee u hogaamiyo mujaahid Faysal falaalug Ayaa sheegay in dagaal dhexmaray ciidamada Somaliland iyo iyaga ay hub ka qabsadeen. Saraakiisha ciidanka Khaatumo ayaa sheegay in weerarka ay ku qaadeen ciidanka Somaliland uu ahaa mid ay jidka ugu galeen. Waxaa ay saraakiisha Jabhada Faysal falaalug sheegteen inContinue Reading