Khaatumo News(Garoowe) Deeganada Puntland waxaa bilihii udambeeyay ka dhacay kufdiyo iyo dilal foolxun, oo lagula kacay hablo isugu jira da’yar oo qaarkood sagaal jir yihiin iyo kuwo xaamilooyin ah oo la kufsadey lana dilay. Halkan Ka daawo Muqaal Falalka kufsiga ayaa kusii badanaya deeganada puntland mana jirto ilaa haatan cidContinue Reading

Khaatumo News (Garoowe) Badiba Dadka Soomaalida ayaa waayadan dambe waxay hoos u dhigeen af-koodii hooyo iyagoo isticmaala ereyo iyo afaf kale oo qalaad Iyagoo aad moodeysid inay kasii socdaan afkoodi hooyo iyo dhaqankii soomalida. HALKAN KA DAAWO MUQAAL Diraac Maxamed Waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool garoowe waxa uuContinue Reading

Ciidanka Xoog Dalka ayaa gacanta ku dhigay Gaari Booyad ah oo ay Saarnaayeen Qaraxyo oo ay ka carareen Maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-shabab kadib markii ay Ciidanka xoreeyeen degaanka Sabiid ee Gobolka Shabellada Hoose. HALKAN KA DAAWO Argagixisada ayaa damacsaneyd iney fuliyaan mid ka mid ah Weeraradii ugu qasaaraha badnaaContinue Reading

Baraha bulshada Soomaalida ayaa waxa qabsaday hadal hayna arooskan iyo muuqaaladdooda oo aad u qurux badan, dharka hidaha iyo dhaqanaka ayey lammaanahan ku labisteen arrintas oo ka yaabisay dad badan.l HALKAN KA DAAWO VIDEO lammaane u dhashay dalka Canada ayaa xafladda arooskooda ku dhigay magaalada Hargeysa, waxaana baraha ay bulshadaContinue Reading

Taariikhda jaceylka soomaalida marka laga hadlayo waxaa inta badan la soo qaataa Cilmi boodhari oo lagu xasuusto inuu ahaa aabihii soomaaliyeed ee dareenkiisa jaceylka muunadeeyey kuna run sheegay,goobtii u danbeysay ee uu ku geer-yooday Boodhari ee Batalaale ayaa ah goob loo dalixiis tago xilliyada dareenka jaceylku jiro, Halkan Ka Daawo VideoContinue Reading

Xili weli cirka isku sii shareerayaan xiisadihii dagaal ee u dhaxeeyey Puntland iyo Somaliland isla markaasna qaybo kamid ah gobolka Sanaag uu ay hada socdaan dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa waxaa dagaalkaasi kusii baray kana hadlay hogaamiyaha Jabhadda xoreynta iyo dulmi diidka Somaliland ee Korneyl Caarre. HALKAN KA DAAWO VIDEO KorneylContinue Reading

Siyaasi Daahir C/qaadir Muuse (Daahir Ciiro) oo hore xildhibaan uga soo noqday dowladdii kumeel gaadhka ahayd ee Soomaaliya ayaa eedayn xoogan u jeediyey madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Denni, waxaana uu sheegay siyaasigu in af duub uu kuwado madaxweynuhu talada iyo hanaanka dowladdnimo ee Puntland. Mar uu saaka uContinue Reading

Xili muddooyinkii ugu dambeeyey ay ka dhacayeen qaybo kamid ah gobolka Cayn shaqaaqooyin iyo dagaalo u dhaxeeya beelo wada dega gobolkaasi ayaa waxaa haatan ka socda deegaanada gobolka Cayn qaarkood waan waan nabadeed oo ku aadan sidii xal looga gaadhi lahaa shaqaaqooyinkaasi. Caaqil Maxud Maxed Cabdi Aw Yuusuf oo kamidContinue Reading