Deg DegPuntland iyo Jubaland oo Sheegay ilaa shan Qodob la Fuliyo in aysan Shirka Xalane Ka qeyb galayn.
Qorshihii shirkii ay beesha caalamka soo qaban qaabisay ee Afisyoone ayaa u muuqda inuu isbeddelay, ayada oo beesha caalamka ay go’aansatay in maalmo dib loo dhigay, si si hoose loo xaliyo arrimo la isku hayo ka hor inta aanu shirka furmin. Shirka ayaa fashilmay kadib markii dowladda ay qaaday tallaabooyinContinue Reading