Qaar Kamid Ismada Dhaqanka Ssc Gaar ahaan Buuhoodle ayaa tacsi udiraya Labo Marxuun oo kala ah Faysal cali mass iyo Timajilic Cismaan cumar Oo maanta Galinkii dambe ku geeriyoodey Shil Gaadhi oo ka dhacay Agaagarka deeganka Xudun Ee gobolka Sool. HALKAN KA DAAWO TACSIDA Alle ha unaxariiste Shilkan gaari ayaaContinue Reading

Khaatumo News (Garoowe) Badiba Dadka Soomaalida ayaa waayadan dambe waxay hoos u dhigeen af-koodii hooyo iyagoo isticmaala ereyo iyo afaf kale oo qalaad Iyagoo aad moodeysid inay kasii socdaan afkoodi hooyo iyo dhaqankii soomalida. HALKAN KA DAAWO MUQAAL Diraac Maxamed Waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool garoowe waxa uuContinue Reading

Mid kamid Ah saraakiisha Maamulka SNM oo Maanta Kula hadlaayay Warbaahinta Magaalada laascaanood ayaa Hanjabaado kala Duwan u diray Shacabka Laascaanood iyo  Beelaha Koonfurta Sool. Halkan Ka Daawo Video Taliye Ku xigeenka Maleeshiyaadka Booliska SNM ayaa sheegay In La Togan Dono Qofkii Lagu arko isagoo laascaanood Dhexdeeda la maraaya QoriContinue Reading

Haweenay Kamid ah Kuwa Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho ayaa Xalay Sax dhexe ku umushay Cusbitaalka hooyada iyo Dhalaanka ee Degmada Xamar Jajab ee magaalada muqdisho wiil. Halkan Ka Daawo Video Hooyadan ayaa markii ay Umushay Wiilkan waxaa ay kaga Carartay Cunugeeda Cusbitaalka iyadoo maamulka Cusbitaalku ay La wareegenContinue Reading

Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay Weerar Ka dhacay xalay Magaalada Garoowe Weerarkaasi oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac. Halkan Ka Daawo Video Taliye Muxiyadiin oo kamid ah Sarakiisha Puntland oo ka hadlaaya Khasaaraha Dagaalkan ayaa sheegay in Labo Askari Ku Dhaawacan tahay Islamarkaana Gaadhi Looga GubayContinue Reading

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Halkan Ka Daawo Video Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Puntland,Nabadoono iyo dad weyne watay calanka jabhada ONLF.   Markii uu soo gaaray Boosaaso ayuu CabdikariinContinue Reading

Ciidamada ammaanka maamulka SNM ayaa waxa ay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku xireen labo oday oo kamid ah dadka sida aadka ah looga yaqaan gobolka Togdheer iyo guud ahaanba deegaamada SNm,   Labadaan muwaadin ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Faarax Xuseen iyo Shaakir Deeq, waxaana la sheegay inContinue Reading