Xildhibaano Ka tirsan Maamulka Khaatumo Oo Kala Ah iyo xildhibaan abdiraxiin ismaciil bareĀ  iyo Xildhibaan yaasiin axmed cali oo ka tirsan xildhibaanada maamulka khaatumo ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka taagan gobolka sool Labadan Xildhibaan ayaa kashifay Xubnaha Ka danbeeya Dilalka ka dhaca Gudaha Laascaanood Masuuliyiintan ayaa sidoo kale Beelaha SSCContinue Reading