Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyey shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kahadlay arrimo dhor ah oo la xiriira dhinacyo ay kamid yihiin Siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka. Wasiirka ayaa khudbadiisa si gaar ah diiradda ugu saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo DowladdaContinue Reading

Mid kamid Ah Siyaasiyiinta Maamulka SNM oo warbaahita Kula hadlay Hargaysa ayaa Kashifay in Ay Xidhan tahay madaxtooyadii Maamulka SNM ISlamarkaana u Handaraaban tahay Koox Loogu Magac Baxshay 7+1, Halkan Ka Daawo Video Siyaasigan ayaa sheegay in Muuse Biixi ay ku Gadaaman yihiin Todobo Qof oo Albaabka u rogay SiyaasadiiContinue Reading

R/wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa ay  maamulka Somaliland ka codsatay inuu xaliyo khilaafka u dhexeeya maamulka Somaliland iyo dawlda Soomaaliya,Maadaama uu horey u xaliyay Muranka Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka Koonfurta Suudaan.   Axmed Xasan Cigaal, oo kamid ah Xubnaha Maamulka Somaliland  oo la hadlay wakaaladda wararkaContinue Reading

Gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Axmed Baarqab ayaa sheegtay in ay jiraan goobo ku yaalla Magaalada Muqdisho,kuwaasoo la geeyo haweenka Jirkooda ka ganacsada,taasina ay tahay wax aan la aqbalikarin. Halkan Ka Daawo Video Gudoomiye Jawaahir waxa ay sheegtay in ay jiraan gabadho la Afduubtay oo ilaa iyo hadda aanContinue Reading

Xisbi cusub oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in looga dhawaaqo magaalada Muqdisho maalmaha soo aadan.   Xisbigan uu hoggaaminayo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay in Khamiista looga dhawaaqi doonaa magaalada Muqdisho ayaa loo bixiyey (Midowga Nabadda & Dimoqraadiyadda), waxaana kuContinue Reading

Mid kamid Ah saraakiisha Maamulka SNM oo Maanta Kula hadlaayay Warbaahinta Magaalada laascaanood ayaa Hanjabaado kala Duwan u diray Shacabka Laascaanood iyo  Beelaha Koonfurta Sool. Halkan Ka Daawo Video Taliye Ku xigeenka Maleeshiyaadka Booliska SNM ayaa sheegay In La Togan Dono Qofkii Lagu arko isagoo laascaanood Dhexdeeda la maraaya QoriContinue Reading