Waxaa Magaalada Jabuuti ee Caasimada dalka Jabuuti Maanta ka dhacay Xaflada Caleema Saarka madaxweyne Ismaacil cumar Geelle. Madasha waxaa ka soo qeyb Galay Madaxda Afrika iyadoo soomaaliya uu ku matalaayay Raysal wasaare Rooble. Ismaacil Cumar galle oo Dagaal siyaasadeed ka dhexeeyo Dawlada Fadaraalka soomaaliya ayaa si ku xumeyn ah uContinue Reading

Markii ugu horaysay taariikhda waxay Falastiiniyiinta Qaza ku sugan ee ay hormuudka u yihiin Xamaas iyo Jihaad gantaalo culus oo qaraxyo xoogan xanbaarsan ku garaaceen Talaabiib. Waa horumar weyn oo ay Falastiiniyiinta iska caabiya Yuhuuda dhulkooda qabsaday ku talaabsadeen, waxayna dagaalkii gaadhsiiyeen gudaha magaalooyinka ka caaganaa gantaaladii riddada gaabnaa eeContinue Reading

Madaxweyne Farmaajo ayaa deyn loo haystaa. Faadumo Maxamuud oo kamid ah Mulkiilayaasha Meherada Alla Aamin Furniture oo Muqdisho ku taal ayaa sheegtay inay 4 sanno raadinayso lacagta qalab jiif ah oo Villa Soomaaliya ka deyn satay markii Farmaajo talada qabtay waxaanay codsatay in lacagteeda la siiyo “Madaxweyne waan ku baryayaaContinue Reading

Raysulwasaare ku xigeenka, wasiirka arrimaha dibadda iyo wasiir ku xigeenka warfaafinta Xukuumadda Federaalka waxay noo sheegeen in soo celinta xiriirka diplomaasiyad ee Soomaaliya iyo Kenya aysan saamayn ku yeelanayn kiiskii dacwada badda ee u dhexeeyey labada dal. Balse arrintaas waxaa ka run sheegay oo been yiri warka sare, ninkaan QatarigaContinue Reading

Bunbo gacmeed ayaa lagu weeraray mid kamid ah gaadiidka maleeshiyaadka Jabhada SNM kuwooda loo yaqaan booliska xili ay marayeen mid kamid ah xaafadaha magaalada Waxaa jira khasaare xooggan oo soo gaadhay maleeshiyaadkii SNM iyadoo dhaawacooda loo qaaday cisbitaalka laascaanood waxaa kaloo burbur xooggan soo gaadhay gaadhigii booliiska. maaha markii uContinue Reading

Warbaahinta khaatumonews ayaa ogaaday in todobaadkan baabuur aan xabadu Karin laga dajiyey marsada magaalada Boosaaso ee Puntland, kuwaas oo laga keenay dalka Imaaraatka Carabta, lana doonayo in loo gudbiyo magaalada Muqdisho ee caasumada Ilo wargal ah oo noo xaqiijiyey warkan ayaa sheegay in baabuurtan ay kala yihiin Baabuur aan xabaduContinue Reading

Waxa hada warbaahinta caalamku shaacisay goobta uu maraayo gantaalkii ka fakatay shiinaha. Sida u shaaciyey Sky News gantaalkii ka soo fakaday cirbixiyeeenada Shiinaha ayaa Saacadihii Ugu Dambeeyey ku aadana Somaliya Falaadha telefeeshinku Muujiyey aayaa ku aadan Xuduuda dhanka itoobiya ee gobolka hiiraan gaar ahaan Nawaaxiga dhanka Somaliya ee degmada feerfeerContinue Reading