Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane  Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay weerarkii xooganaa ee habeen hore lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso. Ugu horreyn Siciid Deni ayaa u mahad-celiyey ciidamada ammaanka ee ka hortegay weerarkaasi oo ay fuliyeen dagaalyahano ka tirsanContinue Reading

Waraka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubaysan ay xalay weerar qaraxyo ku bilowday ay ku qaadeen  xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso. Dagaalka oo muddo saacado ah ka socday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, kaasi oo ka dhashay khasaaro isugu jiraContinue Reading

Abaabulkii ugu dambeeyay ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ku aadan banaanbaxa looga soo horjeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Banaan-baxaan ayaa la filayaa in uu dhaco maalinta Sabtida ah oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 6-da Bisha Maarso. Sida la filayo, waxaa ka qeyb geliContinue Reading