Guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa loo magacaabay xil cusb oo taliyenimo Digreeto maanta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Cumar Cabdullaahi Faraweyne loogu magacaabay Taliyaha ciidanka kaydka Puntland.   Ciidamada keydka ayaa ah ciidamo beelaha Puntland keeneen oo boqolaal kamid ahContinue Reading

In shaqo laga helo TV Maraykanka kuyaal wixii ka dambeeyey weerarkii 11-kii Sebtember waxay ahayd arrin aan sahlanayn adigoo waliba lagu yiraahdo magaca Ubax Maxamed. “Tijaabo ahaan, Ayaan u baddalay magacaygii isla markiina waxaan helay shaqo ah caawiye soo saare” ayay tiri Ubax Maxamed oo markii dambe ku caan baxdayContinue Reading

Qarax aad u weyn ayaa goor dhow abaarihii 12:00pm duhurnimo ee maanta waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo daryankiisa laga maqlay meelo badan ayay wararka qaarkood sheegayaan in loo adeegsasaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey kaasoo lala beegsaday kolonyo ay wateen ciidamo Talyaani ah oo marayey isgoyskaContinue Reading

Wasiirka arrimaha dibadda iyo ee wadanka Austria haweeneyda la yiraahdo Karin Kneissl ayaa fadhigii golaha guud ee Qaramadda Midoobay khudbad ay ka jeedisay waxay ku ku akhrisay luqadda Carabiga, taasoo ka yaabisay madaxdii dhegeysaneysay. Halkan Ka Daawo Video Karin ayaa ku bilowga khudbaddeeda luuqadda Carabiga ku saleysay maaddaama Carabiga yahayContinue Reading