Inku dhow konton sarkaal ayaa tababar loogu soo xirey maanta magaalada Muqdisho iyadoo xiritaanka tababarkaasna ay ka qeybgaleen madax ka tirsan ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Turkiga. Halkan Ka Daawo Video Saraakiishan oo ku qaatay dugsiga tababarka ee Turkisom ee ay dowlada Turkiga ka hirgelisay magaalada Muqdisho ayaa badankood ah dhalinyaro.Continue Reading

Siyaasiga ismaacil hure buuba oo maanta saxaafada kula hadlaayay Hargaysa ayaa ka hadlay xaalada siyasadeed ee maamulka jeegaanta iyo khilaafka soo laba kacleeyay ee ka dhex taagan xisbiyada Garxajis iyo Jeegaanta ee Kumiye,Ucid ,Wadani, Halkan ka Daawo Video Buuba ayaa si qoto dheer uga hadlay siyaasada Jahligu hadheeyay ee muuseContinue Reading

Ciidamada badda Puntland ayaa maanta u dabaal degay sanad guuradii 8-aad we ka soo wareegtay asaaskoodii. Halkan Ka Daawo Video Munaasi badan ka dhacday xaruntooda Boosaaso ayay ciidanku kusoo bandhigeen gaado ka ciyaar iyo waliba dhoolatus, waxaana mudaddii ay socotay halkaasi ka hadlay saraakiisha ciidanka badda Puntland ee magacooda looyaqaanoContinue Reading

Wariye Cabdimaaalik Coldoon ayaa maanta si diiran loogu Soodhaweeyay magaalada Jigjiga Ee caasimada Ismaamulka Soomaalida, Halkan ka Daawo video Soodhaweynta Cabdimaalik waxaa ka qeyb qaatay maamulka Cusub Ee mustafe cagjar iyo shaacabka Deegaanka,   Wariyee Colddoon ayaa lagu xasuusta sidii uu Ula dagaalami jiray maamulkii hore Cabdi Iley  dhanka MediaContinue Reading

Madaxweyne ku-xigeeka  Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo khudbad ka jeedinayey shir ay ku sugnaayeen ajaaniib tirabadan oo ah madaxda hayaddo kala duwan, safiiro iyo ururo caalami ah ayaa ku dhawaaqay war aysan ku farxin. Halkan ka Daawo Video Madaxweyne ku-xigeenka oo ah shaqsi aan inta badan runta laContinue Reading