Xiisadda siyaasaded ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni iyo Madaxweyne ku Xigeenka Maamulkaas Axmed Cisman Karaash ayaa soo ifbaday habenimadii xalay markii uu diiday in ay shirka garawe uga furmaya madaxda dowlada, maamul gobaleedda iyo gobalka banaadir, la sheegay in aanu ka qayb galayn madaxweyne ku xigeenka puntland Ahmed CismaanContinue Reading