hirkii Gollaha Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka ayaa hadda ka furmay Afisyooni. Madaxda ayaa kulankooda maanta kaga arrinsanaya sii amba qaadidda Ajandaha shirweynaha qaran ee dhammeystirka arrimaha doorashooyinka.Shirka oo uu guddoominayo madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ka qeybgalaya Ra’iisul Wasaaraha XFS, dhamaan Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada dalka Iyo guddoomiyaha GobolkaContinue Reading

Dowladda iyo Beesha Caalamka oo war ka soo saaray Shirka WadatashigaBeesha Caalamka 06 Abriil 2021 – Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Beesha Caalamigu waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi’da aasaasiga ah ee milicsiga, dulqaadka, Iscafinta iyo dib-u-heshiisiintu ay u horseedi doonaan guul shirContinue Reading