600 Labada Maamul ee Daarood iyo Beesha Hawiye Oo Gaadhay Heshiis Khatar Badan | khaatumo news online
dahabshiil

Labada Maamul ee Daarood iyo Beesha Hawiye Oo Gaadhay Heshiis Khatar Badan

Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, waxaa xiligan ka soconaaya qorshe halis badan oo ay dabada ka riixayaan Siyaasiyiinta Beesha Hawiye.

Kulamo iyo shirar isdaba joog ah ayaa ka socda Magaalada muqdisho waxaana laga hadlaya arrimaha doorashada soomaaliya 2021,

Masuuliyiinta iyo Madaxda Beesha Hawiye, ayaa qorsheeyay in hadii madaxweyne Farmaajo, isku dayo in uu dalka ka qabto doorasho u eeg tii mamulada Koonfir galbeed iyo Galmudug in la qaado talaabo galisa dalka Colaad,

Beesha Hawiye iyo labada maamul ee Beesha daarood Jubaland iyo puntland, ayaa heshiis ku ah in kursiga madaxweynaha lagu soo celiyo Beesha Hawiye, halka Raysal Wasaarahana ay doonayan Beesha daarood gaar ahaan Beesha Majeerten,

Siyaasiyiinta hawiye iyo Labada Maamul ee Beesha Daarood ayaa Dajiyay qorshahan oo sabab u noqon kara in xabad laga rido Muqdisho, hadii Madaxweyne Farmaajo Mar kale isku dayo in u Talada dalka Hogaamiyo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa isna dhankiisa isha ,ku haya dabinada xoogan ee laga maleegaayo caasimada soomaaliya,

Qorshayaasha Socda waxay sababen in Ay kala aamusan dhinacyada kuwada sugan Muqdisho ee Kala ah Siyaasiyiinta hawiye iyo Xukumada Madaxweyne Farmaajo ISlamarkaana Dalku galo Xaalad aamusnaan ah oo laba iloobo Doorasho iyo wax lamid ah,

KHAATUMONEWS.COM

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

script>
Muuse Biixi Oo Aad ugu Faraxsan Talaabo uu Qaaday Farmaajo
- Nov 30, 2020
Siyaasiyiinta Isaaq marka ay timaado inay Soomaali inteeda kale ay siyaasadda wax kula qaybsadaan ...
DAAWO:;Sacuudiga oo Codsi weyn u diray Dawlada Turkiga
- Nov 30, 2020
https://www.youtube.com/watch?v=smUEHrWTbIY
War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Dagaal kula Wareegtay Deegaan Ay Gacan ku hayen Galmudug iyo Hubka ay qabsaden.
- Nov 30, 2020
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii ...
Deg Deg Daawo; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha dalka Kenya Mudane Maxamuud Nuur Tarsan
- Nov 30, 2020
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Maxamuud ...
Deg Deg Daawo; Soo madaxwaynaha DDS Mustaf muxumed omar Senterka Heegaale.
- Nov 29, 2020
Madaxwayne Dawlada Deegaanka Soomaalida Oo Lagu So Dhaweyey Santarka Domco Degmada Bookh Waxaa Halkaas ...