600 Deg Deg::Abiy Axmed Oo Aqbalay Wadahadal Uu La Galo Maamulka Tigreega | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg::Abiy Axmed Oo Aqbalay Wadahadal Uu La Galo Maamulka Tigreega

Raysal wasaaraha Ethiopia Ayaa Aqbaley In Uu Wadahadal Lagalo Maamulka Tigray Oo Dagaalo Xuni Dhexmareen 4 Nov Ilaa Iyo 21 Nov.

Ogalaashahan Wada Hadalka Ayaa Imaaneysa Ka Dib Markii Abiye Axmed Uu Lasoo Hadley Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey (UN chief Antonio Guterres) Kana Codsadey In Uu Dagaalka Joojiyo Wada Hadalna La Furo Maamulka Tigray.

Intaa Ka Dib Jeermanka African Union Ahna Madaxwaynaha South Africa South African President Cyril Ramaphosa Ayaa Magacaabey
Gudi Qubaro Ah Oo Ah Madaxwaynayaal Hore Kana Kooban Sedex Xubnod .

Joaquim Chissano, former President of the Republic of Mozambique; Ellen Johnson-Sirleaf, former President of the Republic of Liberia; Kgalema Motlanthe, former President of the Republic of South Africa .

Balse Lama Shaacin Goobta Wada Hadalku Ka Furmayo Illaa Iyo Hadda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

script>
Muuse Biixi Oo Aad ugu Faraxsan Talaabo uu Qaaday Farmaajo
- Nov 30, 2020
Siyaasiyiinta Isaaq marka ay timaado inay Soomaali inteeda kale ay siyaasadda wax kula qaybsadaan ...
DAAWO:;Sacuudiga oo Codsi weyn u diray Dawlada Turkiga
- Nov 30, 2020
https://www.youtube.com/watch?v=smUEHrWTbIY
War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Dagaal kula Wareegtay Deegaan Ay Gacan ku hayen Galmudug iyo Hubka ay qabsaden.
- Nov 30, 2020
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii ...
Deg Deg Daawo; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha dalka Kenya Mudane Maxamuud Nuur Tarsan
- Nov 30, 2020
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Maxamuud ...
Deg Deg Daawo; Soo madaxwaynaha DDS Mustaf muxumed omar Senterka Heegaale.
- Nov 29, 2020
Madaxwayne Dawlada Deegaanka Soomaalida Oo Lagu So Dhaweyey Santarka Domco Degmada Bookh Waxaa Halkaas ...