600 Ogaysiis Ku Socda Bulshada Gobolka Cayn, | khaatumo news online
dahabshiil

Ogaysiis Ku Socda Bulshada Gobolka Cayn,

Waxaa La ogaysiinaya dhamaan Bulshada ku dhaqan Gobolka Cayn in laga Furay Degmada widhwidh Cilaajka Daaru’shifaa.

Cilaajkan waxaa ka Hawl galaya Culimo deegaanka caan ka ah uguna horeeyo Sheekh Cabdifarax Maxamed,

Daaru shifaa, ayaa ah Cilaaj Daaweyn doona’Isha.Sixirka.Jinka iyo Wixii lamid ah.

Habada Bulshada Gobolka Cayn waxaa la ogaysiinaya in Cilaajku si toos ah ushaqo Bilaabay.

Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh Maamulaha Cilaajka Sheekh cabdifatax Mohamed,

+252 63 4983533

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

script>
Muuse Biixi Oo Aad ugu Faraxsan Talaabo uu Qaaday Farmaajo
- Nov 30, 2020
Siyaasiyiinta Isaaq marka ay timaado inay Soomaali inteeda kale ay siyaasadda wax kula qaybsadaan ...
DAAWO:;Sacuudiga oo Codsi weyn u diray Dawlada Turkiga
- Nov 30, 2020
https://www.youtube.com/watch?v=smUEHrWTbIY
War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Dagaal kula Wareegtay Deegaan Ay Gacan ku hayen Galmudug iyo Hubka ay qabsaden.
- Nov 30, 2020
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii ...
Deg Deg Daawo; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha dalka Kenya Mudane Maxamuud Nuur Tarsan
- Nov 30, 2020
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Maxamuud ...
Deg Deg Daawo; Soo madaxwaynaha DDS Mustaf muxumed omar Senterka Heegaale.
- Nov 29, 2020
Madaxwayne Dawlada Deegaanka Soomaalida Oo Lagu So Dhaweyey Santarka Domco Degmada Bookh Waxaa Halkaas ...