600 Deg Deg Daawo::Maamulkii Labaad Oo Dagaal La Galay Dawlada Itoobiya Iyo Gobolo Cusub Oo laga saaray Xukumada Abiy Axmed, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo::Maamulkii Labaad Oo Dagaal La Galay Dawlada Itoobiya Iyo Gobolo Cusub Oo laga saaray Xukumada Abiy Axmed,

Iyadoo Dagaaladii Waqooyiga Itoobiya, ay wali socdaan islamarkaana uu dagaal culus dhexmaraayo maamulka Tikreega iyo Dawlada Fadaraalka Itoobiya ayaa maanta waxaa dhacay dagaal kale oo dhexmaray maamulkii Labaad iyo Dawlada Fadaraalka ah ee Itoobiya,

Ismaamulka Bini-shanguul ee Galbeedka Itoobiya, ayaa Saaka Waabarigii hore weerar Culus ku qaaday Saldhigyada Ciidamada Fadaraalka itoobiya iyadoo Guud ahaan laga saaray Xuduudka maamulkaasi Ciidamadii Fadaraalka ee Itoobiya,

Maamulkan Bini-shanguul ayaa guud ahaan Goboladiisa ka saaray Ciidamadii Fadaraalka.

Dagaalkan oo khasaare xoogan Sababay ayaa lagu eedeeyay inay ka danbeeyan Maamulka Tikreega ISlamarkaana Sil-silad Xidhiidhsan ay tahay oo la doonaayo in lagu fashiliyo Xukumada ABiy Axmed

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

script>
Muuse Biixi Oo Aad ugu Faraxsan Talaabo uu Qaaday Farmaajo
- Nov 30, 2020
Siyaasiyiinta Isaaq marka ay timaado inay Soomaali inteeda kale ay siyaasadda wax kula qaybsadaan ...
DAAWO:;Sacuudiga oo Codsi weyn u diray Dawlada Turkiga
- Nov 30, 2020
https://www.youtube.com/watch?v=smUEHrWTbIY
War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Dagaal kula Wareegtay Deegaan Ay Gacan ku hayen Galmudug iyo Hubka ay qabsaden.
- Nov 30, 2020
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii ...
Deg Deg Daawo; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha dalka Kenya Mudane Maxamuud Nuur Tarsan
- Nov 30, 2020
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Maxamuud ...
Deg Deg Daawo; Soo madaxwaynaha DDS Mustaf muxumed omar Senterka Heegaale.
- Nov 29, 2020
Madaxwayne Dawlada Deegaanka Soomaalida Oo Lagu So Dhaweyey Santarka Domco Degmada Bookh Waxaa Halkaas ...