600 Gantaaladii Maamulka Tikreegu Ku Garaacay Asmara iyo Gobolka Amxaarada oo laga Helay Faahfahin | khaatumo news online
dahabshiil

Gantaaladii Maamulka Tikreegu Ku Garaacay Asmara iyo Gobolka Amxaarada oo laga Helay Faahfahin

Gantaalka ay TPLF ku garaacayaan Eritrea iyo gobolka Amxaaradda ayaa waxaa la yidhaahda magaciisa PHL-03, waxaa sameeya dalka China, wuxuu ka koobanyahay 12 dhuumood, oo dhuun kasta uu ka dhacayo gantaal ku soconaya ilaa 300 mm.

Gantaalkan marku isku dhanyahay qiimahiisu waa 15 malyuun oo dollarka maraykanka ah, halka dhuun, ama halkii gantaal ee 12 gantaal ka mid ahi qiimahiisu waa $117,269 (boqol iyo todoba iyo toban kun oo dollar, laba boqol iyo sagaal iyo lixdan).

Halkii ama xabadii gantaal ee ku fadhiisanaysa 12 dhuumood mid ka mid ah dhararkeedu waa 12 Metre ama 39 feet, ballaceeduna waa 3 metre oo u dhigma 10 feet, waxaa ku xidhan Engine qaada naafto (Diesel engine oo ah 370 kw), halkii gantaal miisaankiisu waa 800 kg, wuxuu socon kara ilaa 130 km masaafad ah, balse waa la kordhin kara waxaana laga dhigi kara ilaa 600 km.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

script>
Muuse Biixi Oo Aad ugu Faraxsan Talaabo uu Qaaday Farmaajo
- Nov 30, 2020
Siyaasiyiinta Isaaq marka ay timaado inay Soomaali inteeda kale ay siyaasadda wax kula qaybsadaan ...
DAAWO:;Sacuudiga oo Codsi weyn u diray Dawlada Turkiga
- Nov 30, 2020
https://www.youtube.com/watch?v=smUEHrWTbIY
War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Dagaal kula Wareegtay Deegaan Ay Gacan ku hayen Galmudug iyo Hubka ay qabsaden.
- Nov 30, 2020
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii ...
Deg Deg Daawo; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha dalka Kenya Mudane Maxamuud Nuur Tarsan
- Nov 30, 2020
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Maxamuud ...
Deg Deg Daawo; Soo madaxwaynaha DDS Mustaf muxumed omar Senterka Heegaale.
- Nov 29, 2020
Madaxwayne Dawlada Deegaanka Soomaalida Oo Lagu So Dhaweyey Santarka Domco Degmada Bookh Waxaa Halkaas ...