600 War Deg Deg Ah: Maamulka Tigreega oo Gantaallo Ku Garaacay Caasimada Eritrea | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah: Maamulka Tigreega oo Gantaallo Ku Garaacay Caasimada Eritrea

Sida ay sheegayaan macluumaad laga helay dalka xidh xidhan ee Eritrea dhawaaqa qaraxyo ayaa laga maqlaya garoon diyaaradeed oo kuyaala gudaha magaalada Casmara.

Saacad ka hor TPLF ayaa sheegatay in ay bartilmaameedsan doonto Casmara, ka dibna weerarkan ayaa la maqlay, waxaana warar sheegayaan in Gantaal ku dhacay Runwayga diyaaradaha.

Casmara ayaa ku hanjabtay saacad kahor in ay gubi doonto dhammaan saldhigyada TPLF, Haddii aysan joojin daandaansiga, hadda xaaladda ayaa xabad gaartay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

script>
Muuse Biixi Oo Aad ugu Faraxsan Talaabo uu Qaaday Farmaajo
- Nov 30, 2020
Siyaasiyiinta Isaaq marka ay timaado inay Soomaali inteeda kale ay siyaasadda wax kula qaybsadaan ...
DAAWO:;Sacuudiga oo Codsi weyn u diray Dawlada Turkiga
- Nov 30, 2020
https://www.youtube.com/watch?v=smUEHrWTbIY
War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Dagaal kula Wareegtay Deegaan Ay Gacan ku hayen Galmudug iyo Hubka ay qabsaden.
- Nov 30, 2020
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii ...
Deg Deg Daawo; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha dalka Kenya Mudane Maxamuud Nuur Tarsan
- Nov 30, 2020
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Maxamuud ...
Deg Deg Daawo; Soo madaxwaynaha DDS Mustaf muxumed omar Senterka Heegaale.
- Nov 29, 2020
Madaxwayne Dawlada Deegaanka Soomaalida Oo Lagu So Dhaweyey Santarka Domco Degmada Bookh Waxaa Halkaas ...