600 Madasha Xisbiyada Mucaaridka Oo Farmaajo Ku Eedeysay Kali-Talisnimo | khaatumo news online
dahabshiil

Madasha Xisbiyada Mucaaridka Oo Farmaajo Ku Eedeysay Kali-Talisnimo

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho ka soo saartay war-saxafadeed ay uga hadlayaan xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Qoraalkan ayaa dhaliilo badan loogu soo jeediyay madaxweynaha dowladda federaalka, iyagoo ku eedeyey ku tumasho dastuur iyo cuuryaaminta hey’adaha dowliga ah ee dalka.

Qoraalka Madasha oo sidoo kale lagu soo bandhigay seddax qodob oo baaq loogu diray dhinacyada kala ah, In-dheer garadka, dhaqanka, culumada, siyaasiyiinta iyo dhamaan shacabka Soomaliyeed, kuwaas oo lagula taliyey inay dhexda u xirtaan badbaadinta dowladnimada Soomaaliya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. ABC says:

    Khiyaali news.
    Soomaalidaa hore u tidhi Walee reer aan aqaanaa ma guuro..

    Sidaa ha isaga daba meereystaan ilaa intuu qiyaamuhu dhacayo.

  2. Yusuf says:

    Waar madasha Somaliland baa la baxday ee magac kala samaysta maxaa afsoomaaligii idinku cidhiidhyay ee aad wax walba noogaga dayanaysaan yaa ciyaala makhaaniidka Soomaaliyada saaqiday.Ha noolaado madaxwayne Muuse-balood, ha dhaco Farmaajada la saaqiday maamulkii Soomaaliya ee Faqashata ee dunida uugu saaqidsanayd.




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...