600 Deg Deg Daawo::Wasiir Ina Koore Oo Laga Helay Covid 19, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo::Wasiir Ina Koore Oo Laga Helay Covid 19,

Wasiir saleebaan cali koore ayaa laga helay xanuunka safmarka ah ee covid 19,

SALEEBAAN CALI KOORE ayaa kula hadlay Warbaahinta gudaha laascaanood wuxuuna qiray in laga helay covid 19.

Wasiirkan ayaa ku sugna shirkii beelweynta Maxamuud Garaad waxaana halis ku jira dhamaan dadkii shirkaasi fadhiyay,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Daacad says:

    Ninkan wasiir ku sheegu ina koore hargeysa kala yimid Xanuunka odayaasha iyo bulshada gobolka sool wuu ku faafiyey

  2. mohamuud says:

    dhimo inshalaah damrka muuse handatraab

  3. Mohamed ahmed says:

    Ilahay ha caafiyo wasiir yuusuf cali koore iyo inta kale ee bugtaba cafimaad deg deg ah ilahay ha siiyo aamiin

  4. Oday says:

    Arintan waxay wacyi gelin u tahay dadka reer Sool gaar ahaan laascaanood oo laga kari waayey cudurka sheegta oo waan qabnaa dhaha, marka tani waa talaabo dhiiri gelin ah oo wasiir ku sheegu uu doonayo in dadku hadda ka dib yiraahdaan cudur baan qabnaa si xoogaa qayilaad ah loogu helo

  5. Fashist clan says:

    Cudur kan hada wuxuu noqday cudur siyaasadaysan. Sida aidska iyo abolaha oo kale. Waxaan warbaahinta reer galbeedka ka daawanay,oo ay shegayeen cudurkani hada wuxuu laynayaa dadka aan cadaanka ahayn, waan layaabay warbixintaas.waxa kale oo ka dhacday dal aan joogo oo reer galbeeda dabcan,dad Somali iyo ajanabi ah, inta cusbitaalada loo waday, oo la dhahay cudurka la idinka baadhaya, hadana baadhitaano iyo qalitaano qaldan lagu sameeyay markii korona laga waayay,dada qaar ba markie cudurkii laga waayay meeshay la iska fasixi lahaa maskaxda iyo wadnaha qalitaan looga sameeyay inta la suuxiyay dad baana u dhintay qalitaanada aysan dalban. Waa sheeko waalan korona oo wax ku dhex jiraan. Anigu waxaan u malaynaya dad ka aan cadaanka ahayn in la rabo in lagu gumaado.

  6. Axmed warya says:

    laforuugiwaa doqonkii ogaadeen ahaa doolo laga qaad…kkk

    • Buhodle says:

      Lool, doolo meeshan h/yoonis masaakina oo baryootamaysa ku arkay maaha? Cidna ma caynayo, lakin meesha Danood la dhoho mar aan tegey aanu xoolo geynay, odayaasha Habaryoonistu waxay maqaxxida ku sheekaysanayeen waa layaabay, war nimankaan xabashida ah aya abnigeena masuul ka ah ayay ku sheekaysanayeen, imay garanayn aniga waxay I malaynay kure yaro wax ba fahmayn.
      Balse hoos ban u qoslay nimankaas diciif nimadooda iyo say xabashida magan ugu yihiin. Waliba dhulka nabad ba ka jirtay oo beesha ogaadeene danood lihi, cidna ma dhibaataynhayn, baliga danoodna cidkasta way ka cabaysay.

      Balse, dad iska cuqdadaysani waa jiraan,h/yoonis oo dhan ogaaden kamay shakisanayn marka 2 ilaa 3 of oo cuqdadaysan laga reebo, ama cabsi qabiil iska qaba laga reebo.

      Anigu Danood, marar baden baan tegay, beelaha somaliyeed oo dhana si nabaday xoolaha uga waraabsadaan, amaantaana beesha ogaaden goobta leh aya iska leh, ilaahay ka sokow, ee xabashi ma leh, sida uu u dhigayay oday habaryoonisa.

      • ali jama says:

        Oo Covid 19, baynu ka hadlaynay ee Danood, Habaryonis, Ogaadeen, Xoolo, Cabid, xaggee innaga oo galeen, Somalidii siinka iyo saadka ma kala saarto, waar salaadba wakhtigeda aya ala tukada, dadka aqoonta leh ee bogga soo gala adeer dhawra, meeshu gole ciyaal iyo dad waalan miyaa?

  7. LAFARUUGAAWI says:

    Kkkkkkjijijiji
    XAYAYSIIS UUN IGA DHEH
    LAAKIIN DHULOOS DHUL-MA-HANTE DIINTII MAD MULLAH EE NIN KII WAALLA EE CAGDHEER OGAADEEN SIDE LOOGA BEDELAYAA?

    • Muqtar seefle says:

      Waa logu tala galay oo kas Aya logu so riday cudurka Si uu ugu sii rido dhulbahantaha shirka fadhiya oo dhan wuuna wada salaamaya,war dhulbahantowhorgalada iska erya




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...