600 Qoor Qoor iyo Deni Oo Ka Heshiiyay Hal Arrin. | khaatumo news online
dahabshiil

Qoor Qoor iyo Deni Oo Ka Heshiiyay Hal Arrin.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo xalay kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa isku afgartay in la sii xoojiyo iskaashiga iyo wada-shaqaynta labada dhinac gaar ahaanna Arrimaha Amniga.

Ilo wareedyo ka tirsan Puntland ayaa sidoo kale xaqiijiyay in Deni iyo Qoor Qoor ay Kulankooda ku xalliyeen mad-madow ka dhashay Shirkii Dhuusamareeb 3 kaas oo ay ka maqnaayeen Puntland iyo Jubaland.

Labada Madaxweyne ayaa la sheegay in ay isaga cudur-daareen ismaan-dhaaf shakhsiyeed oo dhexmaray xilli uu Qoor Qoor doonayay in uu Deni ku qanciyo ka qayb-galka Shirkii Dhuusamareeb 3 balse aysan suurta-gelin.

Sidoo kale waxay isku afgarteen in Arrimaha Siyaasadeed ee ka aloosan Muqdisho iyo Marxaladda kala guurka ah aysan saamayn ku yeelan xiriirka iyo iskaashiga labada Maamul ee deriska ah

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...