600 DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Oo Alshabaab Ku sheegay Jabhada SSC, | khaatumo news online
dahabshiil

DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Oo Alshabaab Ku sheegay Jabhada SSC,

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa weerar afka ah ku qaaday jabhada SSC ee fadhigeedu yahay Buuhoodle.

Faysal ayaa ku sheegay jabhada Ssc urur xamar laga soo dhisay islamarkaana halis ku ah amniga guud ahaan geeska africa wuxuuna ugu baaqay Muuse Biixi inuu ku qaado weerar taliska jabhada SSC,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. LAFARUUGAAWI says:

    AFARTA QAWLAYSATO IYO FAYSAL AF LAHAAR HORTO YAY DHIBAATO KU HAYAAN?!.
    TOLKOOD DHULOOS DHUL-MA-HANTE AYAY QAADACU DARIIQ KU YIHIIIN’E

  2. Axmed warya says:

    waa in la burburiyo tuulada buuhoodle .ee argagixisada al shabaab iyo daacish ku dhuumaaleystaan.

  3. Dablariday says:

    Waqtigii Ethiopia La Isu Adeegsan Jiray Waa Dhammaaday, Hayadaha Sirta Reer Galbeedkuna Waa Og Yihiin Qabiilka Ina Godane iyo Afghaan iyo Madaxda Al-Shabaab Yihiin Iyo In Wiilkiisu Ka Dagaalammayay…Dagaalka Beesha Yar Ee Iidoor Hadda La Rabo In Looga Baacsho Deegaannada SSC , Waa Al-Shabaab Iyo Innagay Waa Al-Cajuuza Midna Ma Celin Karto Waana Mid Ka Goa’n Dadka Deegaanka ….Waxa Ka Cabaadinaya Edna Iyo INa Cali Waraabana Waa La Oga Yahay Dhallinyaradii Hargeisa Burco Iyo Boorame Oo Buluug Dhar Ka Tashay, Xamar U Qulqulaya, Guryaha Ku Firaashtay Calanka Blue gga Ah, Ogaadayna In Odayadan Cajuuziinta Ah Beenta Soomaali Nacaybka Ah Ee Ay Ku Beeri Jireen Inay Dhammaatay …

  4. Ali says:

    Ethiopia-dii is wada cuneysey Ee godoonka ahayd ayay Reer Galbeed u amrayaan carabta in lacag Alshabaab lagula dagaalamo lasiiyo,kuwan Faysal horboodayana Axmaaradaa u qosli iyagu dhoola cadeynta Axmaaradey Naf moodi, markaaseey Quraan dhurwaagoodi bilaabi sida walaalaan nahey iyo wixii lamid ah .Faisal shabaabkuu sheegi carabkiisaa Qaban la’e waa kuwa Burco iyo Hargeysa galey. Waana arin uu kunabad iyo caana maaley oo uu kuxukumo umad aan dooneynin isaga iyo Danbiilayaasha SNM
    Aduunkale Uu sheegina waa Axmaarada Eleen meelkale oo uu yaqaan ama hadalkiisa qiimo uyeeli majiree waa Axmaarada.
    Dhibkaba waxaa aabo u ah Alshabaab




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...