600 War Deg Deg ah:-Laascaanood Oo lagu xidhay nin ka hadlay Qudbadii Nuux Taani | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg ah:-Laascaanood Oo lagu xidhay nin ka hadlay Qudbadii Nuux Taani

Maleeshiyaadka maamulka somaliland ee gobolka SOOL ayaa xidhay axmed qani Daad oo kamid ah dhalinyarada gobolka SOOL,

Axmed qani ayaa ka. qoray faallo qudbadii foosha xumayd ee Nuux taani ka jeediyay shirkii maxamuud garaad ee Adhicadeeye kaaso u nuux ka jeediyay qudbad isku dir ah.

Guumaysiga maamulka somaliland ku hayo gobolka SOOL ayaa ah mid maraya meel aad u xun islamarkaana ku sii Fidaya bulshada gobolka hadana maraya see uga hadashan AMA dhalinyaradu ugu faafiyan fikirkooda baraha bulshada

KHAATUMONEWS.COM

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 17)

  1. Dablariday says:

    Gunnimo Ayay U Adkaysteen ….Hadda Waa Qaayibeen, Laylinnimadii Ka Baxe, Hadda Wa Hayin Rarka Oggol …Odayada Ayaana Ugu Wacan, Balse Dhallinyarada SSC Weli Ma Oggola Gunnimada…Dagaalna Waa Wadaan ….Hala Wado Dagaalka Gunnimada Ha La Diido, Kuwa Oggol Hala Dilo, Dantu Taasay Ku Jirtaa, Dhallinyarooy!!

  2. Raamaleey says:

    MOHAMUUD Garaad IYO Faarax Garaad waxaa lagudboon INAY DULIMIGA IYO FOOL XUMADA AY TOLKOOD UQAADEEN ISKA XAYUUBIYAAN NUUR OO NAALAYE IYO JS MAXAA ISKU MADAX IYO MINJO MARAY RAGAAN OGAA WAX BAA KAQALDAMAY EE HASAXEEN KOW FAARAX GARAAD ISAGU WAA URUR SANYAHAY OO NAC NAC MA QAATO INKASTOO RAG AAD IYO AAD UQARIBAN REER CAMAY MAXAAN CUNAA INA XAABSADE IYO RAG DHUUNTU XADAN TOONAYSO KUJIRAAN HADANA WAA DHAAMAAN KUWAAN GAROOWE WADHAN EE AAN XANTA LAGA QARSAN REER CEERIGAABO WAA 0×0 REER XUDUN KADARAN REER YAGOORI WAA KASOO DAREEN ARIMAHA ADHICADEEYE FII SHII ????? NUUX TAANI NAC NAC DISII??. FI SHII? SHUUF ANAA LEH JS REER CLM × WILASHA LADHALAY MAXAA ISKU XOQAYA????? FI SHII ? SHUUF ANAA LEH ABAA ABEESO MIJE HEEDU MEEL KALE AY KA MURDUX MURDUX LEEYIHIIN !!!!!!! MAYLA SOCOTAAN BIYO QADHAADH DHAME CASUURA MID BAAN LEEYAHAY XUDUNA MID TOOSA OO TOOS CUNO IYO CALOOL GAROOWE IYO HARGAYSA TAAL IGA WALAAN SHARAF IYO KARAAMO LAGU HELAYNE

  3. Axmed warya says:

    wiil waamo.raggoow kibirka waa lagu kufaa ,cid kibrsan .ee nibmacadii heynla waa adiga iyo waxa kula fikir ah.

  4. Hassan Hussein says:

    Musa Baranbaro markuu khudbadeeyo muxuu sheega? wuxuu Xamar ka haa askari maxaa biista ilaaliya xaafadda Hawl wadaagna degan markaa muxuu gorayada dhaamaa ?

  5. Oday says:

    Dhulmahante iska aamusa oo mar dambe ha hadlina, maxaa yeelay xataa midgaha ayaa idinla yaaban

  6. Nofaqsh says:

    Reer Sool waa reer somalialand kolak wiiil ayr oon caqliag ku fileyn oo nabada ku kibrey uu haystoo waxba laga qori maayo somalialdn waa wadan ku dhisan sharci lakiin wax ma gartaada ku kafeysa alakiin runta runtey tagi maalin baa iman doonta sharciga laga baqado

  7. Hassan says:

    Dhegayso Khudbaddii Madaxwayne Muuse-baylood ee Jaamacadda Hargaysa ee Qalinjabintii Maanta 13/9/2020

    Dhagayo Khudbadii uu Madaxwayne Muuse-baylood ka akhriyay jaamacadda Hargaysa oo ay arday badani maanta ka qalin jabisay.
    https://youtu.be/YauOJ9nqLEc

  8. Hassan says:

    Dhegayso Khudbaddii Madaxwayne Muuse-baylood ee Jaamacadda Hargaysa ee Qalinjabintii Maanta 13/9/2020

    Dhagayo Khudbadii uu Madaxwayne Muuse-baylood ka akhriyay jaamacadda Hargaysa oo ay arday badani maanta ka qalin jabisay.

  9. yusuf says:

    YARKAA JANANKA CAAYAY IYO WIXII TAAGEERAABA WAA GARAC GARACI DHASHAY

    Webka iyo qaar badan oo beeshan ka mid ah oo cuqdadaysani xaqii ayaa baadil uugu muuqda xaqiina baadi buu uugu muuqdaa. Ma waxaa tgaageeraysaan oo aad dhiiri galinaysaan wiilka yar ee ku edab darooda jananka iyo masuulka kala dhex galay jufooyinka Dhulbahante ee aan iyaguna isku roonayn dadka kale ee u soo gurmada si ay u kala ceshaana marinaya burushka xaarka ah. waar hadii ku xaqdhoowri waayay xilka iyo shaqada wacan ee uu u soo gurmaday ma waxa uu ku xaq dhoowri waayay da’adiisa uu uugu toosanayahay awoowga, waxa hubaal ah in yarkaa lagu dhalay XAARAAN OO UU GARAC YAHAY.

  10. mohamuud says:

    guumaystaha ayaa qaabkan ay kasoo minguuriyeen qaybi oo xukun,laakiin waa arin wacan oo muujinaysa heerka lamarayo laakiinwax maku qaadanayaanoo dabadhilifyada maku cabaadi doonaan

  11. Xagar says:

    Xaqa si kasta loo qariyo aakhirka feedhahuu
    Ka dilaacaa;;
    Kuwo badan oo kibirka ku kashbacay
    Ina ragow kibirka waa lagu kufaa kaa hala ogaado;;;

  12. LAFARUUGAAWI says:

    DOQON
    BADAW DHULOOS DHUL-MA-HANTE UUN IGA DHEH MA DAWLAD BAA LA AFLAGAAYAA
    DOQON KU MARKUU JEELKA DHAMMAYSTO (XAMAR IYO XAARMAAJO) U MASTAAFURIYA
    @QARANKA DHIDIBADAA.COM

  13. Aarka hargaysa says:

    Jeelka liinta hakucabo

  14. Aniga says:

    Aad baan uga xumahay in Ahmed Yare fikirkiisa loo xidho
    Waxanse laayahay Dhulbahante maalintuu Tamar hayey talo ma haynin Maantana talo iyo tamarba Wuu seegay
    Aad baan uga yaqyaqsaday hadalkii uu jeedinayey Nuux taani
    Waxanan idin leeyahay sidan ha la isu dhaamo

    • Wiil waamo says:

      Iidoorka inuu kibir hadlo laba reer ayaa ugu wacan:
      1)jaamac siyaad
      2)bah hararsame
      Waayo iyagaa iidoorka keenay laascaanood ( cali sandulle iyo
      Xaabsade).
      Marka Iidooroow iska kibir hadla.




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...