600 DAAWO:-Alshababkii ugu Badnaa oo Hargaysa Galay. | khaatumo news online
dahabshiil

DAAWO:-Alshababkii ugu Badnaa oo Hargaysa Galay.

Magaalada Hargaysa, ee xarunta maamulka somaliland waxaa ka taagan cabsi xoogan dhawrkii maalmood ee u danbeeyay,

Cabsidan Amni oo sababtay in maamulka somaliland ciidamo badan soo dhoobo wadooyinka Hargaysa ,iyo Burco,

Somaliland ayaa ogaatay in xubno kamid ah ururka alshabab ay soo galen gudaha Hargaysa iyo Burco, kuwaaso doonaya inay fuliyan weeraro sida ay sheegayso xogta khaatumonews helayso,

Dhanka kale sarakiisha Booliska Burco ayaa qiray inay qabten rag looga shakiyay alshabaab

Lasoco wixii soo kordha khaatumonews

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Raamaleey says:

    Hasugi waayin INAY KADHEX toostaan mujaahidiintii inagodane iyo AFKAANI IYO Kuwii AY DHALEEN ee Kahayaamay HARGAYSA BURCO ceerigaabo waxaad Eegnaa in AL AL CADAALAD USAMAYSO KOONFURTA SOMALIYA IYO WAQOOYIGA ALXAQIIQA WAA LAYS OGYAHAY KUWA KOONFUR KU DHEX WAASHAY EE DOONAYA INAY GUR YAHOODII KUSOO NOQDAAN

  2. ABC says:

    Khiyaali news.
    Al sheydaan, iyo argagexida shicibka iyo maatida gumaada waa caqligii soomaaliya lagu yiqiiney ee maaha kii somaliland

  3. LAFARUUGAAWI says:

    KASTUUMO WEB XAARMAAJO
    HOOYADAA BAA LAGU WASAA HARGAISA
    ILMA XAARAAN WECEL AH
    KKKKJKJIKJIKJIJI
    CAR IDINKU SOMALILAND REPUBLIC KAALAYA HA LAYDIN FOORFOORIYO’E
    AL SHABAAB BAAD SHEEGAYSAA’E HAWADA SOMALILAND REPUBLIC SHIMBIRA AYAAN SOO DUL MARIN
    @ CIIDANKA CIRKA SOMALILAND.COM

  4. Ali Muse Mire says:

    Cinwaan khaldan shacabka masaakiinta ah , oo nacayb ku jiro , kala saar nacayba aaydu u qabtaan maamulka somaliland iyo shacabka masaakiinta ah ,hadii aad maamulka neceb tahay hubka qaado intaad sheeydaan manaxa ah adeeg sanaysid !

  5. Ali says:

    War Horta Muse yaalataliya? jabuuti kuma xirma Ethiopia-xumayd kumaxirna .
    Ileen somaliland Iyo Alshabaab Awalba Iskuma dhici jirin, Salaadiinta iyo Somaliland iskuma dhici jirin. Nin karmeedka iyo Afkuxooglaha iyo Somaliland iskuma dhici jirin.
    Mise Dakadii Somali land lagu ahaa l Ee lawada cuni jirey ayaa Carab manaxa ah u gacangashey

  6. yusuf says:

    Adeer dalku ma ahaa kii Soomaaliya ee ay AMISOM iyo argagixsadu maamulayeen. Dalku waa Jamhuuriyaddii Somaliland ee ku caanka baxday aminiga iyo ammaanka oo ciidamada amnigu ay sugayaan amniga magooyinka dalka hooyo taas oo ah wax iska caadiya oo joogta ah laakiin sida taliyuhu sheegay ma jiraan wax cusub oo dalka ku soo kordhay.




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...