600 Daawo:Laascaanood Oo Meel Xunmaraysa Iyo Garoonkii Cabdi Bile Oo Sharaftii Laga Dilay. | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Laascaanood Oo Meel Xunmaraysa Iyo Garoonkii Cabdi Bile Oo Sharaftii Laga Dilay.

Maamulka Somaliland Marba marka ka danbaysa waxaa uu keenaya qorshe lagu baabinaayo Taariikhda SSC Islamarkaana lagu faafinaayo tan Beesha Dhexe ama Beesha Isaaq,

Goobaha Dadweynaha waxaa hore uga caagana in Calanka SNM Lagu xardho laakiinse hada laascaanood waxay maraysa goobihii dad weynaha in Lagu xardho Calanka Isaaq.

Garoonka Cabdi bile cabdi waxay Somaliland ka dhistay dhisme yar oo ujeedkiisu yahay in lagu xardho Gidaarka Calanka SNM

Su’aashu waxay tahay Dhalinyarada iyo inta damiirka leh ma aqbali karaan in Gidaarka loogu xardho Calan aysan lahayn oo beel kale leedahay.

Laascaanood hada xaalkeedu waxaa uu marayaa meel aan lagu siidaawan karin sida ay tahay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. Xagarciideed says:

    “Lax walba shilalkay is dhigto baa lagu qalaa”. Iyaga weeye anaga ma aha, tuugooda iibsanaya hoostay soo gashadeen oo wuxuu u wiilkoodii iyaguuna iibsanayaa/burburinayaa. Dhagartii lagu qaybiyey 3 xagalka ee loogu kala bixiyey duska xanaaqay iyo ma dareemin iyo hoos yaal reer SSC intoodii kale aad waxba yahay ka soo qaadeen iyo marti idin la joogta, midhihii geedkaa la beeray ka soo go`ay waa taa calalkii ciilqabayaasha kuwii aad wiilashiina ku sheegi jirteen idin kula soo kufeen, dumarkiina ugu lebisay gidaaradiina idiinku xardhay. “Wiil waa daa bay baratay” yacnii wax kasta uu sameeyo isagaa isa sixi doona. Tan maanta taagan ha ku darsadeen. WBT

    • Xagarciideed says:

      Sixid qaladaadkii qoraalkii mobileka

      “Lax walba shilalkay is dhigto baa lagu qalaa”. Iyaga weeye anaga ma aha, tuugooda iibsanaya hoostay soo gashadeen oo wuxuu u yahay wiilkoodii iyaguuna iibsanayaa/burburinayaa. Dhagartii lagu qaybiyey 3 xagalka ee loogu kala bixiyey duska xanaaqay iyo ma dareemin iyo hoos yaal, reer SSC intoodii kale aad waxba yahay ka soo qaadeen iyo marti idin la joogta, midhihii geedkaa la beertay ka soo go`ay waa taa calalkii ciilqabayaasha kuwii aad wiilashiina ku sheegi jirteen idin kula soo kufeen, dumarkiina ugu lebisay gidaaradiina idiinku xardhay. “Wiil waa daa… bay baratay” yacnii wax kasta uu sameeyo isagaa isa sixi doona. Tan maanta taagan ha ku darsadeen. WBT

  2. LAFARUUGAAWI says:

    KASTUUMO WEB
    CUQDAD LAAWAYAAL BAA TIHIIN UURKII
    HOOYADOOD LAGU ADDOONSAN JIRAYE LAASKACAANAHA WAA SOMALILAND REPUBLIC’E
    XAARMAAJO KA WARAMA

  3. ABC says:

    Khiyaali news.

    Wuxuu yidhi sidan lama sii daawan karo.

    Dadka qaar uunbey meeli go’daa hadey maqlaan ama arkaan horumarka ama waxbaa umadu qabsatey,
    qaar uunbaa bukooda hadey arkaan nabad iyo caano umadu ku nooshahey,

    Qaaruunbaa markasta ku duceysanaaya may colaadi dhacd oo la isdilo oo dhiigu qulqulo..

    Qaxid iyo bara kac qaarbaa niyada ka jecel

    cudur ,gaajo iyo jahli iyo in umadu dabar go’do qaarbaa ku taamaaya hadh iyo habeen oon wanaagu deeqin,

    Dadka qaarbaa umada ilaahey abuurtey oo dhan aan jecleen naftoodana ku dhahoo,

    Xaasidnimo, cuqdad iyo munaafaqad,iyo lugooyo qaarbaa ka Dan moodaya,
    .
    Sida khiyaali news iyo xertiisuba, iyo kuwan cudurka mar walba soo qora.

    Caafimaad sareecan ah.

  4. Buhodle says:

    Anigu webkaagan ba ka shakisanahay ina u shaqayso snm, iska dhaaf waxa qorqorayse. Bal is cadee sxb adiga horta.

  5. siciid says:

    Waaxad noo sheegtay uun In garoon leedahay Lascanood halkasi banan bay ahayd Montana waa garoon dhisan waan soo dhawynayaa

  6. Xagar says:

    Haley’s daba dhabooloqo dhugtaa ha Ina moodee

  7. Oday says:

    Dhulmahante faan iyo cayda tolkood baa ka soo hartay, Nuux taani oo cuqdad qaba inay salaan siiyaan oo Taliye, ku yiraahdaan waa habaar ku dhacay reerkaan faanka iyo bootada badan.
    Caqligiinii ma anaa ka dhigay yaa cunno isiiya

  8. mohamed ahmed says:

    mohamuud
    reer hawdku waa geel ,geel wata oo kaadida geela ku weyseysta oo badow ah ,,waar badowyohow dib ha u celin dadkan soo baraarugey ee midab doorsoonkii kasoo kabanaya ,ee usoo eekaanaya dadkii reer burco iyo hargeysa degi jirey kkkk

  9. mohamuud says:

    marba waxbaa lagu dayaa, xataa majiro hal qof oo ficil dagaalama dhulbahante waa reer hawd dhulbahante kale majiro doofaar ficil la,aan baa loo cadaabaa

  10. Dablariday says:

    Sinjigiin Ba’, Maxay Gunnimo U Adkaysteen…Gaaja Haysaa Fara Weynaa, Cunaha Waxay Marayaan Baa Saas U Galay, Ee Raggu Intaas Waa Ka Dadnnimo Sarreeyeen Awoowayaashood….Raggan Laba Shilin Baa Dullaysay Oo Ay Ku Ijaarteen Sharaftoodii Iyo Dadnnimadoodiiba ….War Gaajada Isaga Adkaysta Oo Dhexda Marada Ku Xirta Sinjigiin Ba’ye…

  11. Somalilander says:

    Somaliland ayaa ka talisa gobolka. Maha meel fowdo ah sida Garowe.

    • mohamed ahmed says:

      somalilander
      kkkk waar reer laascaanood iminka waabay inoo soo eekaanayaan ,oo waxaad ku arkaysaa hablo nuuraya oo ilko cas cas,waa intii ay caloosha usii daayeen somalilandernimada,reer hawdku sidii bay weli kaadidii geela ugu istijoonayaan oo ugu weyseystaan kkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. a dirie says:

    Laascanood taariikhda SNM ayaa iskuulada laga dhigaa iyadoo faqash yacni Darood la caaynayo. Asalka iyo Sinjiga Darood inayan waxba aheyn ayaa ayaa caruurta la baraa.Manhajkana Sayidka waa MUJRIM asalkiisuna FAQASH ahaa. Marka tan Hadda aad sheegeeysaan waxba ma aha. Arrintu waa TII isticmaarka ee YURUB(Isaaq) iyo Dhulbahante (African).

  13. Saalim abdi says:

    Nin dhirbaaxo quudheed dugsaday.
    Dhaqashadeed maalye.
    Dhashaaday sugtaa,
    Xaajadaad dhawrtaa abide.
    AUN salaan carabey.




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...