600 War Deg Deg Ah:Maraykanka Oo War Culus Ka Saoo Saray Shirkii Maamulada iyo Madaxweyne Farmaajo. | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Maraykanka Oo War Culus Ka Saoo Saray Shirkii Maamulada iyo Madaxweyne Farmaajo.

Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn u bogaadisay imaatinka ay madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ku yimaadeen caasimadda si loo dhameeyo wadahadallada.

Safaaraddu waxey aaminsan tahay in imaatinka madaxweynayaasha ay tahay wax weyn isla markaana ay ka shaqeyn doonaan dhameynta wadahadalladii socday iyo hirgalinta hab walba oo la isku raaco iney doorashada u dhacdo.

Qoraalka lasoo dhigay twitter-ka waxaa si gaar ah loogu taabtay doorka uu madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ku leeyahay shirarka lagu xalinayo mugdiga jira ee ku saabsan arrimaha doorashooyika, si la mid ah bulshada reer Galmudug ayaa qoraalka lagu xusay.

“Waxaan boorineynaa in madaxweynayaasha maamul goboleedyada ay Muqdisho u joogaan soo gabagabeynta wadahadallada iyo bilowga hirgalinta hab la isku raacsan yahay oo horay loogu sii wado doorashooyinka, waxaan madaxweyne Qoor-qoor uga mahad celineynaa shaqadiisa adag iyo doorka taariikhiga ah oo ay dadka reer galmudug ku leeyahiin geeddi u socodka doorashooyinka” ayey safaaradu ku qortay twitter-ka.

Shirka ay yeelanayaan dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah ayaa baaqday shalay oo Khamiis ah, waxaana la rajeynayaa inuu sabtida furmo inkastoo aan muddeyn rasmi ah la sameyn wali.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Haawd says:

    Khaatumo News Online waa webideyada ugu fiican kuwa soomaliyeed waxaanba ku jeclaaday sidaay uga nefisiyiin inamada cuqdadaysan oo aay u siiyeen xoriyad aay wax walba ku dhehaan. Halkaas ka wada shaqada wacan keliya uun kuwa caaytama naga tuura.

  2. Yuusuf says:

    Horta Iidoor baa gaalada jecel oo dabagalana ha hadho markii la arkay Hawiye iyo Daaroodka Soomaaliya ee bilaa caqliga ah. Mayee kuwii odhan jiray Iiidoorbaa gaalada daba carara. Waar soow taa aydinaan tashan garanayn ee aad u jeedsanaysaan kolba dhanka uu safiirka Maraynkanku idiin jeediyo. Waa hubaal in hadii uu idinku dhaho saraaawiisha bixiya oo idinka oo qaawan dhabarka u saaxda si aan kolba mid u fuulo ama u waso.

  3. ABC says:

    Khiyaali news.
    Dad kale u talinayaan uun iga dheh.




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...