600 Daawo:Nuux Taani oo Beesha Maxamuud Garaad Ka Horjeediyay Qudbad Foolxun oo isku Dir ah, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Nuux Taani oo Beesha Maxamuud Garaad Ka Horjeediyay Qudbad Foolxun oo isku Dir ah,

Horjoogaha maleeshiyaadka Maamulka isaaq ee Nuux taani ayaa ka jeediyay shirweynihii Beesha Maxamuud Garaad ee Adhicadeeye Qudbad isku dir ah oo foolxun.

Qudbadda Nuux taani oo soconasa mudo 8 daqiiqo ah waxaa garab socday sacab bila qorshe ah oo Beesha halkaasi ku shirsan ugu tumayso Taani,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 25)

  1. jugsodhacay says:

    ka warama hadalka nuux taani hadii uu jeedin lahaa taliyaha ciidamada puntland ,dhulbahante idaacadaha iyo baraha bulshada ay kusoo wada ordi lahayeen iyagoo dhaaranaya oo maahmaahyo iyo waawareey ku qaylinaya, garaad jaamacyo iyo cali khalif baa shirar jaraaid qaban lahaa ,,waxay tahayba libinta waa laqiraaye iidoor labinta haloo qiro reerihii dhuloosna ilaahay samir iyo iimaan hanaga siiyo .

  2. A.jibril says:

    Waxa meesha ku shirayaa waa ADDOON waana is taahilaan sidaas. Beeshaan weligood wax aan CEEB ahayn ma soo kordhoyaan: Taariikhda dib u eeg. Dhullooska kale ku arki meysid waxan oo kale. Ha is cashariyeen M. Garaad.

  3. a dirie says:

    Dhulbahante golaha wakiilada wuxuu ku leeynahay 6 kufsi, halka H Jeclo heeyso 16 KURSI. Marka waa caadi tan.

  4. LAFARUUGAAWI says:

    MAXAMUUD GARAAD MA MADHEERTEENIA BAA?!

  5. Mahad says:

    Idinku isku dir ayaad ka dareenteen khudbadii Taani, anigu aad baan ugu xishooday. Waxaan dareemay dullinimo meeshii ugu xumeyd in ay dhexfadhiyaan Isaaq. Hadal caruureed iyo mala awaal, war ma aduunkii baa lagu cadaabayaa mise garaadkooda baa sidaa u hooseeya? Awal baan la yaabanaa 4 sano in ay colaadi dhextiilay.

    War nooga qaada lacagta, kuwani 100 sano oo danbe waa mashruuc meel taagan, waxaase qosol ah, meel jaamac siyaad ka taajireen canshuurta barbara, laakiin reer burco in ay ka faramaran yihiin, xaalkoodu waa Garoon bilaa Caalami iyo bad bilaa degad iyo 8 sano madaxweyne magac uyaal ahaa, kkkk

  6. Axmed warya says:

    janaraale sayid nuux ismaaciil taani
    soo dhawoow.
    taliyaha guud ciidamada libaaxyada qaranka SOMALILAND.
    viva Somaliland
    alle ayaa mahad iska leh.
    viva ciidamada qaranka.
    Difaac ciidan qaran.

  7. a dirie says:

    DHULBAANTE SIDA LOO BAHDILO ISAAQ AYAA YAQAANA. HADDII TALIYAHA CIIDAMADA PL UU SIDAAS ULA HADLI LAHAA, DHUL GARIIR AYAA DHICI LAHAA. LABADA GARAAD JAAMAC AYAA HADLI LAHAA. SHIR JARAA’ID AYEY KALA QABAN LAHAAYEEN KORE IYO KHALIIF. KHAATUMO NEWS WAXAY DADKA SNM HEYSATO UGU BAAQI LAHEYD INAY MUDAHARAAD LIDI KU AH MAJEERTENIYA AMABA PL LA QABTO. AFTAAG IYO CILMI NAALEEYE AYAA SHAASHADDA SOO GALI LAHAA IYAGOO TUUTAHA DAGAALKA SOO GASHTAY..

    • Duriyad says:

      Kan leh dhulbahante ayaa Isaaq xoreeyay waa Java’s ciyaaya, Isaaq waa ka Majeerteniya futada kaa galiyay. Isaaq waa ka ku dhanhadeeyay ee buhoodle ka baday Toghdheer. Sool hada Isaaq ayaa kula daga Caynaba ada lahaan jiray, tariikhda ma taqaanid, Habarjeclo oo qudha ayaa kugu filan. Futadaad Isaaq ku xoreeynayso maad adigu isgu xoreeysid, dabadhilif marna Sayid maxamed cabdulle ayaad dabadhilif u ahayid marna Afweyne. Usgag ila Nijas.

  8. a dirie says:

    ODAY, MAANTA NUUX TAANI KUUK FARA BADAN AYUU LEEYAHAY SIDA GARAAD JAAMACA JAAMAC SIYAAD, CALI KHALIIF, BAASHE, KOORE IYO KUWA KALOO BADAN OO DHULBAANTE AH. MARKA BEENTA AAD SHEEGEEYSID, RUNTA MAANTA AYAA KA WANAAGSAN!!!

  9. Xagar says:

    Odeygan dishwasher buu ka ahaa madaxtooyada dowladii dhexe Oo uu rag wax lasoo qeybsan Jirin wuxuu shirka la yimid 1991kii
    isaaqu waxay ahaayeen kuwii hawiye ku odhan jirey qofkii isaaq idiin sheegta noo keena anagaa hubinayna intaasuu dhulbahante yahay iyagoo sameeyey gudiyo ama odayaal farabadan oo dhowr meelood jooga so aan loo waayin markay I baahdaan qof looga shakiyo inuu dhulbahante yahay oo ISAAQ sheeganaya!!!!!!!

  10. mohamuud says:

    ishiisa laga arkaa ushiisa lagu dilaa ,kalshaale war iska erya huuraalaha iidoor

  11. mohamed says:

    ma aqoonsani waxaa sheegayso somaaliya ayaad thy ,bal waakaase buuhoodle afqarmuunkaa haula tago indho baqbaqa xun waa lawasi isagoo futada biyo ka da,ayaan buu ka carari argagixisada xun

  12. Bulaale says:

    Ninkaa jananka iskusheega yaa wuxuu meesha latagay dhulbahantana wuu iskudirayay fiqishinina wuu tilmaamayay

  13. Ali says:

    Ninkan oo Hadli maantaa iigu horeysa. Ruux Reer woqooyi ah oo Madaxa oo sidaas u afgaaban waligey ma arkin.
    Waxaana fiican Shaqsiyaadkan oo kale in Dawlada Somalidu ay xil ciidamada Qaranka ah oo Uu from Qaarad to Qaarad Duulo oo Saraakiisha Caalamka Ee Dhigiisa ah lakumo Loodhiibo. Haba iska da waynaadee waxbuu ciidamada kusoo kordhin lahaa. Isagana Jabahadan waalwaalan iyo Qabiiladan 30 sano Baryada iyo Laaluushka lala dabasocdo Walaalyaaloow S/Land nonda,ileen Arinkaas uu kunoolyahay waa silac aduune wuu karaysanlahaa

  14. Oday says:

    Nuux Taani oo waxaan garanayaa oo Siyaad Barre, cuntada u kariya

  15. Saalim abdi says:

    Dhulbahante maanta inuu gumoobay waxaad ku garanaysaa, adoontii uu xoreeyay oo maanta u hanjabasa war faarax garaadow idinkaa dhiig iyo raganimo idinku dambeeysaaye raga la naagaystay ee maxamuud garaad xoreeya waa la haystaaye wax kale oo aan dhaho waan garan waayay.

  16. Dablariday says:

    Weligay Uma Malaynayn In Dad Biniaadam Ahi Ceeb, Iyo Quudhsi Iyo Liidnnimo Intaa Le’g U Dulqaadan Karaan!!…Cunaha Wax La Mariyo Ayay Sharaftoodii Siisteen, Gunnimo Laba Mahan …Ninkaasi Jirriga Ah Ee SNM Maleeshiyadooda Wata Waxuu U Sheegay Sida Reeraha Qaarkoo Usoo Xambaareen Qabsashada Deegaannadooda, Iyo Sida Xambaarkooda Hadda La Isugu Haysto Anaa Xambaaraya Iyo Maya Annaga Awalba Xambaari Jirnnay, Waxuu U Sheegay Oo Dhagaysanayeen Qaabkii Ay Maleeshiyada Iidoorku Isugu Direen Waxmagaratada Qayaad-Bahrarsame, Iyo Hagar -Hayaag, Reer Cilmi-Fiqishinni Iyo Tan Uu Hadda Ka khudbaynayo ee Maxamuud Garaad Dhexdiisa ah….Waa Dad Dhintay Gunnimo U Adkaysi Badanaa Subhaanallaah …

  17. mohamuud says:

    ido uu leeyhy ayuu kadhigtay

    • firdhiye says:

      adeero xaqiiqda la is taabsiinayaa meeshu zoomaliya maaha Somaliland Republic baa la dhahaa run waxaan ahayn laguma hadlo

      • Haawd says:

        Nuux maanta waxuu afkiisa ka qirtay in ciidamada somaliland taageerayeen Hayaag ninkii og baana oge hub inaay siiyeen ninka loo soo dhiibayna waa la garanayaa. Waxuu ku leeyahay Hagar ayaanu ka celinayney Hayaag inuu baa’biyo Bal warkaa ninka caqliga lahoow so fiican u dhuux, waxuu kaloo yidhi Qyaad iyo Bah Ararsame kolkii aanu ciidamada ka qaadnay ayaay magaalooyinkii iska gubeen. Waxaa markhaati cad loo hayaa in dagaalka Dhulbahante Hargaysa laga soo abaabulayey.
        Waaku nagu ceeb in nin noocaas ah uu saa noogu goodiyo oo noogu jees jeeso.

        • Firdhiye says:

          caga dhigta Somaliland Republic

          • Haawd says:

            Hadaanu nahay Maxamud Garad cudurka reerka ku jiraan nahay xaqiiqdii.
            Waa ceeb in nin dadka qori isugu dhiibaya hadana uu meeshaa ku heshiinaysaan joogo. Aduunka iyo soomaliba laguma arag qabiil maslaxada u fadhiya iyo gogol lagu heshiinayo oo qabiil kale soo dhex fariisto arinka laga hadlayona aanu khusayn.




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...