600 War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidank SSC iyo Somaliland, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidank SSC iyo Somaliland,

Dagaal Culus ayaa gobolka sool ku dhexmaray Maleeshiyaadka Maamulka somaliland iyo Ciidamada SSC,

Rasaas xoog leh ayaa ka socota aaga Deegaanka xagarey ee Gobolka Sool Waxayna is rasaasayntu u dhaxaysaa ciidanka SSC ee uu hogaamiyo Faysal falaalug iyo ciidamada Somaliland,

Mudo 45 daqiiqo ah ayay socotaa rasaas xidhiidh ah Shabakadda Khaatumo News oo La samaysay xidhiidh hogaamiye Faysall falaalug, ayuu noo xaqiijiyay in ciidamada Somaliland ay wareerku kusoo qadeen ciidamadiisa,iyana ay ku dhuften dhirbaaxo culus.

Wax dhimasho iyo dhawac ah Nooma sheegin Taliye Faysal xiliga aanu wacnay sababto ah waxaa socotay xabada,

Lasoco Khaatumo News Wixii Soo kordha

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. Osman says:

    Faysal Falaalug waa ku filanyahay in uu maleeshiyaad SNM ee iidoor qaraarka kabiyo

  2. Dablariday says:

    Waa ka baacin doonaa maleeshiyaadka iidoor falaalug deegaanka SSC …hala taageero dhaqaale iyo hubba halala garab istaago ….Asaga tiisay ku dambayn doontaa …

  3. Saeed says:

    iidoor wax ka bilaa macnaysan ilaahay abuurin baan is idhi. Waxay u hadlaan oo isu daba yaacaan sid daayeer dhirta fuula

  4. Binary Operation says:

    Sheekadiisu ba waa Tom and Jerry wax kale maahan! 😂😂😂😂

    Wuxuu raba in maruun jidgooyo loo galo isago wax samay isleh lagu kadiyo oo gacanta lagu dhigo! 😂😂😂😂

  5. Saalim abdi says:

    War dhulbahantow raganimo waa in yar oo aad cagaha dhulka ku hayso ee midgaha idoor deegaankiina ka saara iyaga iyo kuwa sida bisadaha balaqa loo tuuro oo uu ugu horeeyo daaquudka Ina cambaashe war abtiyaal sidee adoon aad xoreyseen ay deegaankiina idiin ku maamuli karaan.

    • Axmed warya says:

      saalim cabdi,adaga iyo waxa aad sheegato ayaa midgo iyo inangumeed ah.hadaad ficil hinaasidey asaan hiilin kari wedey ma afkaad ku ciil bixi cidlaad ka hajabeeysaaye. kaaley ku dhuus xaar weynoow

  6. Axmed warya says:

    waa in SOMALILAND dagaal ku qaado koofurta somaliya,iyada oo ka bilaabeysa madheerteen ilaa kismaayo.

  7. firdhiye says:

    falaluug ciyaaraha Tom and Jerry ga naga daa dushaanu dhigaynaaye yaanaan hoosta luguu dhigin sareye gaas Nouh Tani ha ku kalifina waxaanu rabin

  8. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    FAISAL AF LA
    HAAR ISLAAMIHII QURBA JOOGA AYUU DAWARSIGIISII WAYDIIMAYA
    KKKKJKJIKJIKJIJI
    ISLAMIHII DHULOOS DHUL-MA-HANTE
    COVID-19 BAY KA DHUUMANAYAANE
    GEESIGA COLONEL (MAHAD CAMBALAASHE) DAWARSIGA ULA TAG

  9. Ali Muse Mire says:

    Gudka lugu gadaabyow muxuu go uhu been sheegay !adeer Somaliland uma babac dhigi kartaan, waab kutkii oo kaba loo tolay waa ba tii oo Taiwan bartay, Gacantaan la gooyan karin waa la dhunkadaa , ama suga inta illahay wahab ka Dhulbahante ka dhul qaadaayo ee nusri u soo baxaayo !

  10. Hilow says:

    Faysal fulay waa in la mariyaa sidii ina baxawaas
    waxaanu faraynaa ciidanka qaran inay hawgal degdega ku soo qabtaan hadii alle idmo marba intuu meel wax ka rido ayuu cararayaa fulay ilaa fule bal muu cagaha waxyar dhulka ku xejiyo

  11. Maquuste says:

    War isaq xun baad tahey faqashow maxaa ku keeney shabakada qaatumo hadii aad dabadhilf dhulbahante tahey iska qayli hadii aad tahey wasaq isaaq a shabakada ka bax oo aad meelaha isaaq py Havana cuba

  12. Nofaqsh says:

    Faysal fuley somaliland uma taag waayin waay dhawraysaa waaan huba a hadey rbaan xtaa waay soo qaban karaaan why awooda ciidnak qaranks somalialnd ee agaa joga a waa cidan xoogan ee waa lo tudhyaa isna malinkasta askari iyi sarkaal buu dilaa waa in goaanlaga qaataa oo la soo dila amaa la soo qabtaa isga iyi afarta gaadhi wato

  13. Somalilander says:

    Waa sheekadii hore u fashilantay ee dumarka coronvirus la taacalyaa ee Europe iyo North America lacagta looga guranjiray.

    Sheeko kale la kaalaya.

    • yusuf says:

      Maxay kuugu taalaa mar hadii aan la odhanayn maleeshayadii Faysal-faalig baa tuulo hellaayo haysta, madaxwayne Muuse-baylood baa ku qoslaya kan yar ee foosha xun ee isu waalaya ciidanka qaranka jamhuuriyadda Somaliland ee soo cunay Caarre, Wabar, Indhasheeg, iyo qaar kaloo badan iyo qaar kaloo badan.

  14. Q says:

    Khaatumo Qurun Qashin Somaliland Xoogbay kugu haysan karbaashka saasaa lagula dhacayaa Nacasyahay

  15. Q says:

    Khaatumo Qurun Qashin Somaliland Xoogbay kugu haysan karbaashka saasaa lagula dhacayaa Nacayahay




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...