600 War Deg Deg Ah Daawo:Garaad Cabdirisaaq Oo Md, Farmaajo uga Digay in Xildhibanada SSC Loo Gacan Geliyo Siciid Deni, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo:Garaad Cabdirisaaq Oo Md, Farmaajo uga Digay in Xildhibanada SSC Loo Gacan Geliyo Siciid Deni,

Garaad Cabdirisaaq oo kamid Ah Isimada dhaqanka SSC kuna sugan Gobolka sanaag ayaa Si kulul uga hadlay Dooda madaxweyne Siciid Deni ee ah in xildhibaanada SSC lagu soo xulo Garoowe,

Garaadka ayaa madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,uga digay in uu masiirka gobolada SSC u gacan galiyo Maamulka uu hogaaminaayo Madaxweyne Deni,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Jama says:

    Calool weynaataye is xoree intaad kursi ka hadlaysid

  2. Yaab says:

    Asc waryaa Bernts jooji garaadka
    Maaha codkiisiiye

  3. ABC says:

    Khiyaali news.
    Bal docuun isugu beydh.
    Dhinacan ma ogoli, dhica kalana ima ogola, Anna isma ogoli.
    Bal docuun isugu beydh.




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...