600 Deg Deg:Qoor-Qoor Oo Weerar Ku Qaaday Deni iyo Madoobe, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Qoor-Qoor Oo Weerar Ku Qaaday Deni iyo Madoobe,

Madaxweynaha Galmudug ayaa isagoo ka hadlaya kulanka Baydhabo, ku eedeeyey Madaxda Puntland & Jubbaland in ay diideen shirkii Dhuusa-Mareeb3, iyagoo sabab ka dhigay in la magacaabo Raysalwasaare.

Haddana wuxuu sheegay in ay Muqdisho tageen oo ay wada hadalada qeyb ka yihiin, iyadoo aan la magacabin Raysalwasaare iyo Xukuumad rasmi ah, wuxuu ugu yeeray Deni & Axmed Madoobe in ay qorshe cad la yimaadan si ay wada hadalo u miro-dhalaan.

“Annaga waxa nala yidhaahdaa, Dowlada ayey wadashaqeyn dhow leeyihiin, waan ku faraxsanahay oo ku faaneynaa haddiiba nala lahayn dowlada ayey kala fog yihiin”ayuu yiri.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Dacar says:

    Good point.
    Hadii aad ku faraxsantihiin in aad ku faantaan la shaqaynta dawlada,shacabka soomaaliyeed na waa idinku faraxsanyihiin ee saa ula socda.
    Deni dilaal iyo axmed dhuxul dalka ayey rabaan shisheeye in loo gacan geliyo.
    Yaysan idin qaldin.




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...